Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo soo dhaweeyay dib u heshiisiinta Geeska Afrika
New York-(Puntland Mirror) Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyay safarka ay wasiiradda arrimaha dibada ee Eriteeriya, Itoobiya iyo Soomaaliya ku tageen dalka Jabuuti, isagoo ku tilmaamay tilaabo muhiim u ah dib […]