• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ April 7, 2021 ] Wadahadalada u dhaxeeya madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah oo dib u bilaabmay Somalia
  • [ March 31, 2021 ] Al-Shabab Militant Group Asks Somalis to Shun AstraZeneca Shots on Effects English News
  • [ March 29, 2021 ] Madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya oo kulan la yeeshay xubno ka socda beesha caalamka Somalia
  • [ March 28, 2021 ] Somalia Says Kenyan Move to Close Camps is Politically Motivated English News
  • [ March 27, 2021 ] Kulan u dhaxeeya madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho Somalia
Home2018March

Month: March 2018

Puntland

Labo qof oo ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Qardho

March 31, 2018 Puntland Mirror 0

Qardho-(Puntland Mirror) Labo qof ayaa ku geeriyooday hal kalena waa uu ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Qardho ee gobolka Karkaar maanta oo Sabti ah, sida uu sheegay masuul dowladda katirsan. Duqa […]

English News

Two killed in car accident near Qardo town

March 31, 2018 Puntland Mirror 0

Qardo-(Puntland Mirror) Two people were killed and one other was injured in a car accident in the outskirt of Qardo town in Karkaar region on Saturday, a government official said. Qardo Mayor, Abdi Saeed Osman […]

English News

Somalia’s Parliament meeting postponed

March 31, 2018 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) A planned meeting of Somali parliament has been postponed after suggestion from President Farmaajo, state-run news agency Sonna reported on Saturday morning. The MPs are scheduled to take a vote of no-confidence against […]

Somalia

Kulankii lagu balansanaa ee golaha baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya oo la hakiyay

March 31, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulankii lagu balansanaa ee golaha baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la hakiyay kadib soo jeedin katimid Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, sida ay ku warantay wakaalada wararka dowladda ee SONNA. Maanta oo Sabti ahaa […]

Somalia

Dhismaha derbiga xadka u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya oo si kumeelgaar ah loo joojiyay

March 30, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dhismaha debiga xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa si kumeelgaar ah loo joojiyay. Guddoomiyaha Mandheera ee Kenya Cali Rooba iyo guddoomiyaha Gedo ee Soomaaliya Maxamed Maxamuud Maxamed ayaa maanta oo Jimce ah […]

English News

Military standoff between Puntland and Somaliland over Tukaraq enters four month

March 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) The military standoff between Puntland and Somaliland over Tukaraq village, now entering into its four month. Diplomatic efforts to ease the dispute had failed, sources close to the matter told Puntland Mirror. According […]

Puntland

Is mariwaaga ciidan ee u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ee Tukaraq oo galay bishii afraad

March 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Is mariwaaga ciidan ee u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ee Tukaraq ayaa hadda galaya bishiisii afraad. Dadaalo diblomaasiyadeed oo lagu doonayay in lagu qaboojiyo xiisada ayaa fashilmay, sida ilo-wareedyo ku dhow arrinta ay […]

Business

Shirkada Air Djibouti oo duulimaadyo ka bilaabi doonta Boosaaso

March 29, 2018 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Shirkada diyaaradaha ee Air Djibouti ayaa sheegtay in ay duulimaadyo u dhaxeeya Boosaaso iyo dalalka deriska ah ay bilaabi doonto. Ciise Guude Xaaji, maamule ku xigeenka shirkada Air Djibouti ayaa maanta oo Khamiis […]

Somalia

Haayada ICRC oo sheegtay in mid kamid ah shaqaalaheeda lagu dilay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March 29, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Haayada Laanqeyrta Cas (ICRC)  ayaa sheegtay in mid kamid ah shaqaalaheeda lagu dilay Soomaaliya. Cabdulxaafid Yuusuf Ibraahim, kaasoo si xun ugu dhaawacmay qarax loogu rakibay gaarigiisa galabtii Arbacada gudaha Muqdisho, ayaa geeriyooday, sida […]

Somalia

Wasiiradda Arrimaha Dibada Soomaaliya iyo Kenya oo ka wadahadlay xiisada Beled Xaawo

March 29, 2018 Puntland Mirror 0

Nairobi-(Puntland Mirror) Wasiiradda Arrimaha Dibada Soomaaliya iyo Kenya ayaa kulan yeeshay. Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo dhiggiisa Kenya Monica Juma ayaa Arbacadii kulan ku yeeshay magaalada Nayroobi, iyaga oo ka wadahadlay xiisada […]

Posts navigation

1 2 … 7 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya oo kulan la yeeshay xubno ka socda beesha caalamka

    March 29, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah kulan Muqdisho kula yeeshay xubno ka socda beesha caalamka. Intii kulanku uu socday, waxaa looga hadlay sidii xal looga gaari lahaa [...]
  • Kulan u dhaxeeya madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

    March 27, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulan u dhaxeeya madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlayaa xaalada dalka gaar ahaan ismari-waaga ka taagan doorashada, sida lagu [...]
  • Madaxweynaha Jubbaland oo xilka ka qaaday wasiirkiisii amniga Cabdirashiid Janan

    March 24, 2021 0
    Kismaayo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilka ka qaaday wasiirkiisii amniga Cabdirashiid Xassan Cabdinuur oo loo yaqaan “Janan” kadib markii uu hehiis la galay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Janan oo ciidamo uu wato dhowr [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Al-Shabab blast kills at least 10 in Mogadishu

    July 7, 2018 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) At least 10 people were killed in blast in Mogadishu on Saturday, security and medical sources said. A car packed with explosives detonated at the gates of the compound of Somali Interior Ministry, [...]
  • Puntland President attends TANA high-level forum in Ethiopia

    April 22, 2017 0
    Bahir Dahir-(Puntland Mirror) TANA high-level forum on security in Africa kicked off on Saturday in Bahir Dahir town of Ethiopia. Puntland President Abdiweli Mohamed Ali is among dignitaries who attended the forum. The forum will [...]
  • Shaqaale katirsan haayada ICRC oo lagu afduubtay Muqdisho

    May 3, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Kalkaaliso Jarmal ah oo la shaqeysa haayada ICRC ayaa lagu afduubtay gudaha caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, sida ay sheegtay haayadu. Niman hubeysan ayaa Sonja Nientiet ka afduubtay xarunta ICRC ee Muqdisho shalay oo Arbaco [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions