Feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali oo geeriyooday
Feeryahankii caanka ahaa Muhammad Ali ayaa geeriyoodey habeenimadii xalay isaga o ah 74 sano jir. Sida ay qortey Warbahinta NBC. Geerida Muhammad Ali waxaa waxaa xaqiijiyey afhayeenka qoyska Mohammad Ali. Muhammad Ali ayaa geeriyoodey fiidnimadii […]