
Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare
Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare. Dhammaan xubnihii kulanka soo xaadiray ayaa u gacan taagay codka kalsooni siinta ee […]