• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ January 18, 2021 ] Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay dhammeystireen kala bixista ciidankooda Soomaaliya Somalia
  • [ January 16, 2021 ] Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub Puntland
  • [ January 14, 2021 ] Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay Somalia
  • [ January 9, 2021 ] Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021 Puntland
  • [ January 3, 2021 ] Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii ugu horeysay oo Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadka 2021 Somalia
Home2018August

Month: August 2018

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo wadahadalo la yeeshay dhiggiisa Shiinaha

August 31, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadalo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Xi Jinping. Wadahadalada ayaa ka dhacay magaalada Beijing ee caasimada dalka Shiinaha, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay […]

Somalia

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo ku wargeliyay haayadaha aan dowliga ahayn ee caalamiga ah ee howlgala Soomaaliya in ay deg deg dalka ugu soo guuraan

August 30, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa u sheegay wakiilada haayadaha aan dowliga ahayn ee caalamiga ah (INGOs) in ay u soo guuraan gudaha dalka, haddii ay diidaana in ay fuliyaan ammarka in […]

Somalia

Saddex dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanka ay ka geysteen meel u dhow Muqdisho

August 29, 2018 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Saddex dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay ka geysteen gudaha Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika Arbacadii, milatariga Maraykanka waxay sheegeen in weerarku uu ka […]

English News

U.S. airstrike kills four Al-Shabab fighters near Mogadishu

August 29, 2018 Abdi Omar Bile 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Three Al-Shabab fighters were killed in U.S. airstrike attack in Somalia. In a statement from U.S. Africa Command Wednesday, the U.S. military said the assault occurred 40 km southwest of Mogadishu on Monday […]

Puntland

Xildhibaan hore ee Puntland oo loo doortay duqa magaalada Garoowe

August 29, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Axmed Siciid Muues ayaa loo doortay duqa degmada Garoowe. Axmed oo loo yaqaan “Axmed Bare” ayaa helay 18 cod halka musharixii la loolamayay uu helay 9 cod wareega kowaad ee doorshada oo lagu […]

English News

Former Puntland MP elected Garowe mayor

August 29, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Ahmed Saeed Muse has been elected as the mayor of Garowe city, Puntland capital. Ahmed known as “Ahmed Bare” received 18 votes while his rival Ahmed Abshir Jama got 9 votes in the […]

Somalia

Uhuru Kenyatta oo sheegay in ciidamada Kenya aysan ka bixi doonin gudaha Soomaaliya

August 28, 2018 Puntland Mirror 0

Washington-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in aysan macquul ahayn in uu dhaho in ciidamada Soomaaliya ay ka bixi doonaan Soomaaliya. Isaga oo idaacada VOA News kula hadlay gudaha magaalada Washington, DC, […]

Puntland

Xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka degmada Garoowe oo la dhaariyay

August 28, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka degmada Garoowe ayaa la dhaariyay maanta oo Talaado ah, sida ilo-wareedyo ay sheegeen. Ku dhawaad 18 xildhibaan oo kamid ah 27-ka golaha deegaanka magaalada ayaa la dhaariyay saakay […]

Puntland

Mooshin ka dhan ahaa shirkada DP World oo ay soo gudbiyeen qaar katirsan baarlamaanka Puntland oo buray

August 27, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Mooshin ay qaar katirsan xildhibaanada Puntland ay ka keeneen shirkada DP World ayaa buray, sida uu sheegay guddoomiyaha baarlamaanka Puntland. Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa maanta oo Isniin ah sheegay in […]

Puntland

Maxaa keenay dib u dhaca ku yimid doorashada duqa degmada Garoowe?

August 27, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Doorashada duqa degmada Garoowe oo qorshuhu ahaa in la qabto horaanta asbuucaan ayaa dib u dhacday, sid ay sheegeen ilo-wareedyo. Dib u dhaca ayaa timid kadib khilaaf weli ka taagan qaar katirsan xubnaha […]

Posts navigation

1 2 … 7 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub

    January 16, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca ku yimdi Shillin Soomaaliga gudaha Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ay kamidyihiin in canshuurta dekada 20% lagu bixiyo Shillin Soomaali.
  • Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay

    January 14, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Bay Arbacadii, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed. Hal xarun oo ay [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021

    January 9, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Shaqaalaha rayid ah, golaha wasiiradda, golaha baarlamaanka, iyo ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa loo kordhin doonaa mushahaarka laga bilaabo bishaan Janaayo 2021, sidaa waxaa munaasibad lagu qabtay Garoowe ka sheegay Madaxweyne [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Ergayga gaarka ah ee Britain u qaabilsan Geeska Afrika oo codsaday in la qaado tilaabo si looga hortago macaluul dhimasho keenta in ay Soomaaliya ka dhacdo

    February 16, 2017 0
      London-(Puntland Mirror) Boqolaal qof oo Soomaali ah ayaa laga yaabaa in ay geeriyoodaan amaba qarka u saaran dhimasho haddii aan si deg deg ah loo qaadin tilaabo si looga hortago khatarta macaluusha, ergayga dalka [...]
  • Maxaabiis Soomaali ah oo laga sii daayay xabsiyo kuyaala Iran oo yimid magaalada Boosaaso

    April 2, 2018 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) In ka badan 20 maxaabiis Soomaali ah oo laga sii daayay xabsiyo kuyaala dalka Iran ayaa maanta oo Isniin ah yimid magaalada Boosaaso, sida ay sheegeen masuuliyiinta dowladda. Masuuliyiin katirsan dowladda Puntland ayaa [...]
  • Puntland oo sheegtay in dhawaan ay sii deyn doonto faahfaahin dheeri ah oo ku saabdan dilkii maareeyihii shirkada DP World ee dekada Boosaaso

    July 24, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa sheegtay in dhawaan ay sii deyn doonto faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan baaritaan ay ku sameysay dilkii maareeyihii shirkada DP World ama P&O Ports ee dekada magaalada Boosaaso. “Faahfaahin [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions