36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland

 

Si aad u tagtid bogga ay ku jiraan shaqooyinka oo dhan fadlan riix halkan: http://plstate.so/job-lists/

5 Comments

  1. I have certificate bacheior of education specially bio-chemistry
    I have experience in 6 years
    and I know how to behavior people now

  2. Waxaan ahay wiil somaliya waxaan halkan ka codsanayaa shaqo gobolka buntdland waxaan wataa shahaado master degree of Malaysia. Faculty waa international account and finance bachelor keeyga waa SIMAD mogadisho waxaan ka soo jeedaa gobolka shabelada dhexe waxaan ku noolahay UAE Dubai shaqadii ayaa iga dhamatay waxaan ushaqeynayay qunsuliyada somalia ku leedahay Dubai from 2007 ilaa 2018 hadeer ayaa lee ba dalay mogadisho mana donayo inan reer ka uraro amni xumo awgiisa waxaan rajeenayaa inaad iga sojawaabi doontaan fadlanot
    00971559051674

  3. asalaamu calay kum magacaygu waaa dahir Jamac maxamed waxaaan ahy arday dhigta jamacada east African university waxaana bartaaa qaybteeda public healthy waxan ahy semester 4 waxaana ahy arday shaqo raadisa rabana inuu waajibadka shaqo kasoo boxo buxiyana wax walba oo shuruuda ah waxan idinka cod sanayaaa inad hadalkayga ii tix geli saaan mahad sani diin tell: 252907902477

  4. Waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo ku nooloow gaalkacyo, waxaan dhigtaa jaamacada East Africa Univetsity Galkaio Cumpas,
    waxaan ahay shaqadoon, waxaan haystaaa 7 diploma iyo 3 sano khibrado shaqo ah, walin ama helin bachelor degree gii oo aaan dhawan sugayo 6 bil kadib shallah waxaan idin ka codsnayaa inaad ila soo xiriirtaan.
    252907646222

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*