• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2018June

Month: June 2018

Puntland

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Puntland oo codsaday in la soo qabto xisaabiyihii Wasaaradda Maaliyada Puntland ee gobolka Mudug

June 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Xeer-ilaaliyaha Guud ee Puntland ayaa codsaday in lasoo qabto xisaabiyihii Wasaaradda Maaliyada Puntland ee gobolka Mudug. Maxamuud Xasan Aw-cusmaan, oo ah Xeer-ilaaliyaha Guud ee Puntland oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Garoowe maanta […]

Somalia

84 qof oo Soomaai ah oo laga soo masaafuriyay Mareykanka oo yimid Muqdisho

June 30, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Labo diyaaradood oo sida 84 qof oo Soomaali ah ayaa Jimcadii soo gaaray magaalada Muqdisho, ee caasimada Soomaaliya. Dadka ayaa laga soo masaafuriyay dalka Mareykanka, sida ay warbaahinta u sheegeen masuuliyiinta Dowladda Federaalka […]

Somalia

Taliyaha ciidamada Soomaaliya oo dhiggiisa Uganda kula kulmay Kampala

June 29, 2018 Puntland Mirror 0

Kampala-(Puntland Mirror) Taliyaha ciidamada Soomaaliya Janaraal Cabdiweli Jaamac Xuseen ayaa dhiggiisa dalka Uganda Janaraal David Muhoozi kulan kula yeeshay magaalada Kampala. Labada Janaraal ayaa ka wadahadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan ammaanka gobolka iyo […]

Puntland

Puntland oo isku dartay haayadaha sirdoonka ee PIA iyo PSS

June 28, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha wasiirada Puntland ayaa u codeeyay in la isku daro haayadaha PIA iyo PSS oo laga dhigay PISA, kulankii asbuuclaha ahaa ee maanta oo Khamiis ah ka dhacay Garoowe. Magaca cusub ayaa imaanaya […]

English News

Puntland combines PIA & PSS Intelligence Agencies

June 28, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland cabinet ministers have voted to combine PIA (Puntland Intelligence Army) and PSS (Puntland Security Service) as the Puntland Intelligence and Security Agency (PISA) in its Thursday’s weekly meeting in Garowe. The new […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo isku shaandeyn balaaran ku sameeyay agaasime waaxeedyada maamulka iyo maaliyada ee wasaaradaha

June 28, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa isku shaandeyn balaaran ku sameeyay agaasime waaxeedyada maamulka iyo maaliyada ee wasaaradaha. Digreetada isku shaandeynta ah ee kasoo baxday xafiiska madaxtooyada maanta oo Khamiis ah ayaa saameyn […]

Somalia

Ilo-wareedyo sirdoon oo sheegay in hoggaamiyihii Al-Shabaab uu geeriyooday

June 27, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Warar sirdoon ayaa sheegaya in hoggaamiyihii maleeshiyada Al-Shabaab uu geeriyooday. Sargaal sirdoonka Soomaaliya katirsan oo magaciisa qariyay ayaa laanta Af-Soomaaliga ee VOA u sheegay in Axmed Cumar Cubeydah uu ku geeriyooday meel kutaala […]

Puntland

Puntland oo ciidamo dheeri ah geysay deegaanka Tukaraq

June 26, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa ciidamo dheeri ah u diraysay deegaanka Tukaraq asbuucyadii lasoo dhaafay, taasoo muujineysa u diyaargaroow dagaal. Asbuucyadii dhawaa ee lasoo dhaafay, ciidamo aad u hubeysan ayaa gaaray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool […]

Somalia

IGAD oo shaqadii ka cayrisay Janaraal Gabre

June 25, 2018 Puntland Mirror 0

Jabuuti-(Puntland Mirror) Urur goboleedka IGAD ayaa shaqada ka ceyrshay kornayl Gabrezabher Alemsged oo Soomaalidu u taqaan “Janaraal Gabre”, sida lagu sheegay digreeto maanta oo Isniin ah kasoo baxday xoghayaha Guud ee IGAD Maxbuub Maalin. Janaraal Gabre […]

World

Erdogan oo marka kale loo doortay madaxweynaha Turkiga

June 25, 2018 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Ankara-(Puntland Mirror) Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleystay shan sanno oo cusub ee madaxtinimada Turkiga. Sadi Guven, oo ah madaxa doorashooyinka ayaa sheegay in madaxweynuhu helay codadkii ugu badnaa ee loo baahnaa. Erdogan ayaa helay […]

Posts navigation

1 2 … 7 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Taliyeyaal ciidan oo dhawaan kasoo gootay maamulka Somaliland oo yimid magaalada Garoowe

    June 27, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Taliyeyaal ciidan oo dhawaan kasoo gootay maamulka Somaliland ayaa maanta oo Khamiis ah soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland. Taliyeyaasha ayaa duleedka magaalada waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan haayadaha dowladda [...]
  • Madaxweynaha Soomaaliya oo salaada Ciidul Fidriga ku oogay masjidka Isbahaysiga

    July 6, 2016 0
      Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa salaada Ciida dadweynaha kula tugaday masjidka weyn ee Isbahaysiga ee caasimada Soomaaliya, Muqdisho. Waxaa kaloo Madaxweynaha ku waheliyay madax sare oo katirsan dowlada federaalka [...]
  • At least one person killed in car bomb in Mogadishu

    September 11, 2017 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) At least one person was killed in a car bomb in Mogadishu on Monday, security sources say. The blast occurred when a car packed with explosives blew up near Maka Al Mukarama Street in [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions