• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ January 18, 2021 ] Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay dhammeystireen kala bixista ciidankooda Soomaaliya Somalia
  • [ January 16, 2021 ] Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub Puntland
  • [ January 14, 2021 ] Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay Somalia
  • [ January 9, 2021 ] Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021 Puntland
  • [ January 3, 2021 ] Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii ugu horeysay oo Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadka 2021 Somalia
Home2018September

Month: September 2018

English News

Somali FM calls for end to UN arms embargo

September 30, 2018 Puntland Mirror 0

Somalia’s foreign minister is telling the U.N. General Assembly that his young government has made significant strides in fighting violent al-Shabab militants, and called on the world body to lift its long-standing arms embargo. Ahmed […]

Puntland

Janaraal Siciid Dheere oo qorsheynaya in uu u tartamo madaxweynenimada Puntland 2019

September 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Janaraal Siciid Maxamed Xirsi oo loo yaqaan Siciid Dheere, ayaa lagu waramayaa in uu qorsheynayo in uu u tartamo madaxweynaha Puntland ee doorashada 2019-ka. Ilo-wareed ka ag-dhow Janaraalka, ayaa warsidaha Puntland Mirror u […]

Somalia

Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo Qaramada Midoobay ka dalbaday in cunoqabateynta hubka laga qaado

September 30, 2018 Puntland Mirror 0

New York-(Puntland Mirror) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codsatay in laga qaado cunoqabateynta hubka. Khudbad uu ka jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in maleeshiyada ay la […]

Somalia

Maxkamad Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay muddo 30-sanno ah dhageysanaysa masuul loo heysto eedo musuqmaasuq

September 29, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamada gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Sabti ah dhageysatay dacwad musuq oo loo heysto masuuliyiin katirsanaa Dowladda Federaalka Soomaaliya. Dacwada musuqa ayaa loo heystaa Agaasimihii waaxda dib-u-dejinta ee Wasaaradda Gargaarka […]

Puntland

Hal qof oo shacab ah oo ku dhintay is-rasaasayn dhexmartay ciidamada ammaanka iyo koox daroogada iibisa

September 29, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Haweenay shacab ah ayaa ku geeriyootay is-rasaasayn dhexmartay ciidamada ammaanka iyo koox daroogada iibisa oo ka dhacay Garoowe xalay, sida uu sheegay taliyaha ciidamada. Janaraal Muxiyadiin Axmed Muuse, oo ah taliyaha ciidamada ammaanka, […]

Puntland

Xilli roobaadka Deyrta oo ka da’ay deegaano kuyaala Puntland

September 29, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Xilli roobaadka Deyrta ayaa ka da’ay deegaano kuyaala Puntland. 24-kii saac ee ugu dambeeyay, gobolada Karkaar, Nugaal iyo qeybo kamid ah Mudug ayaa helay roobab fiican, sida ay warsidaha Puntland Mirror u sheegeen […]

Somalia

Midowga Yurub oo iclaamiyay €100 milyan oo taageero miisaaniyadeed ah oo la siinayo Soomaaliya

September 27, 2018 Puntland Mirror 0

Brussels-(Puntland Mirror) Midowga Yurub ayaa iclaamiyay €100 milyan oo Yuro ah oo taageero miisaaniyadeed ah oo la siinayo Soomaaliya markii ugu horeysay, sida ay bayaan ku sheegeen maanta oo Khamiis ah. Bixinta miisaaniyada ayaa bilaabmi […]

Somalia

Bangiga Adduunka oo $80 milyan ugu deeqay Soomaaliya

September 27, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Bangiga Adduunka ayaa ogolaaday $80 milyan oo dollar oo deeq ah oo la siinayo Soomaaliya si ay ugu maalgeliso dib u habeynta maaliyadeed ee wadanka, lacagta ayaa noqoneysa markii ugu horeysay oo la […]

Somalia

Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo dhiggiisa dalka Ruushka kulan kula yeeshay magaalada New York

September 26, 2018 Puntland Mirror 0

New York-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa dhiggiisa dalka Ruushka Segey Lavrov kulan kula yeeshay magaalada New York ee dalka Mareykanka. Labada masuul ayaa kulankooda uga wadahadlay aragtida ku saabsan dhisida […]

Puntland

Maxkamada ciidamada Puntland oo dil ku xukuntay saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab iyo ISIS

September 26, 2018 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah xukun dil toogasho ah ku riday saddex xubnood oo katirsan ururada argagixisada sida Al-Shabaab iyo ISIS. Labo kamid ah xubnaha la xukumay ayaa katirsan ururka […]

Posts navigation

1 2 … 6 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub

    January 16, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca ku yimdi Shillin Soomaaliga gudaha Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ay kamidyihiin in canshuurta dekada 20% lagu bixiyo Shillin Soomaali.
  • Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay

    January 14, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Bay Arbacadii, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed. Hal xarun oo ay [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021

    January 9, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Shaqaalaha rayid ah, golaha wasiiradda, golaha baarlamaanka, iyo ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa loo kordhin doonaa mushahaarka laga bilaabo bishaan Janaayo 2021, sidaa waxaa munaasibad lagu qabtay Garoowe ka sheegay Madaxweyne [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Xildhibaan katirsan maamulka Hirshabelle oo ku dhintay qarax loogu rakibay gaarigiisa gudaha Muqdisho

    November 8, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xildhibaan katirsan maamulka Hirshabelle ayaa ku dhintay qarax loogu rakibay gaarigiisa gudaha Muqdisho, sida ay wararku sheegeen. Qaraxa oo galabta Khamiis ah ka dhacay Muqdisho ayaa xildhibaanka ku dhintay waxaa magaciisa lagu sheegay [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo sheegay in uu ka qeybgali doona shirka Muqdisho

    October 24, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa ka qeybgali doona shir u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, kaasoo ka dhici doona Muqdisho asbuuca soo socda, madaxweynaha ayaa shir saxaafadeed maanta oo Talaado ah [...]
  • Maamul goboleedka Galmudug oo doortay Madaxweyne cusub

    May 3, 2017 0
    Cadaado-(Puntland Mirror) Baarlamaanka maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta oo Arbaco ah doortay Madaxweyne. Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa loo doortay Madaxweynaha cusub ee Galmudug. Xaaf ayaa helay 53 cod halka musharixii la loolamayay Axmed Shariif [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions