World
Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan
Washington-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa dilay hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman al-Zawahiri duqeyn ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay ka geysteen dalka Afkaanistaan, sida uu sheegay Madaxweyne Joe Biden. Waxa lagu dilay howlgal la dagaalanka argagixisada ah oo […]
Ilhaan Cumar aabaheed oo u geeriyooday coronavirus
Washington-(Puntland Mirror) Aabaha Ilahaan Cumar oo ah gabar Soomaali ah oo katirsan Gongress-ka Mareykanka, ayaa xanuunka coronavirus u geeriyooday, sida ay Ilhaan ku sheegtay bayaan habeenimadii Isniinta. “Waxay ahayd murugo weyn iyo murugo in aan […]
WHO oo ka digtay in 200,000 ay coronavirus ugu dhiman karaan gudaha Afrika
Muqdisho-(Puntland Mirror) Cudurka safmarka ah ee coronavirus ayaa ku dili kara 190,000 qaarada Afrika labo iyo tobanka bilood ee soo socda, sida lagu sheegay daraasad ay sameysay Haayada Caafimaadka Adduunka ee WHO. Daraasada WHO ayaa […]
Raysulwasaaraha dalka Suudaan oo ka badbaaday isku day dil
Khartoum-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dalka Suudaan Abdalla Hamdok ayaa ka badbaaday isku day dil oo lala beegsaday kolonyo la socotay maanta oo Isniin ah gudaha caasimada Khartuum, sida ay ku warantay wakaalada wararka Reuters, oo soo […]
Milatariga Mareykanka oo xaqiijiyay in saddex qof oo Mareykan ah lagu dilay weerarkii saldhiga Kenya
Nairobi-(Puntland Mirror) Saddex Mareykan ah oo mid yahay askari labo kalena tahay qandaraaslayaal ayaa lagu dilay weerarkii ka dhacay saldhiga Lamu ee dalka Kenya Axadii, sida ay sheegeen milatariga Mareykanka. Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) […]
Maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaala Kenya
Nairobi-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa subaxnimadii Axada weerar ku qaaday saldhig kuyaala gobolka Lamu ee dalka Kenya kaasoo ay isticmaali jireen ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kenya, sida ilo-wareedyo milatari ay u sheegeen wakaalada wararka Reuters. […]
WHO oo sheegtay in isbedelka Cimilada uu khatarta ugu weyn ku yahay caafimaadka dunida qarniga 21-aad
Geneva-(Puntland Mirror) Isbedelka Cimilada ayaa khatarta ugu weyn ku ah caafimaadka dunida qarniga 21-aad, sida ay sheegtay haayada caafimaadka adduunka ee WHO. Warbixin dhowaan la soo saaray, waxay WHO ku sheegtey in xirfadleyda caafimaadku uu […]
Madaxweynaha Mareykanka oo cadeeyay in hoggaamiyihii ISIS lagu dilay duqeyn ka dhacday waqooyiga Suuriya
Washington-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa cadeeyay in hoggaamiyihii ISIS Abu Bakr al-Baghdadi lagu dilay duqeyn ay Mareykanku ka geysteen waqooyiga dalka Suuriya Sabtidii. “Xalay Mareykanka waxay cadaalada mariyeen hoggaamiyaha kowaad ee argagixisada adduunka.” […]