• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 29, 2022 ] Devastating Drought to Push Somalia’s Inflation to Near Double Digits English News
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
Home2018April

Month: April 2018

Somalia

Madaxweyne Farmaajo oo tagay Beledweyne

April 30, 2018 Puntland Mirror 0

Beledweyne-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Isniin ah tagay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, sida ay sheegeen masuuliyiinta dowladda. Ujeedka safarka Madaxweynaha ee Beledweyne ayaa ah sidii uu arki […]

Puntland

In ka badan 100 askari oo Somaliland katirsan oo isku soo dhiibay Puntland

April 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) In ka badan 100 askari oo Somaliland katirsan ayaa isku soo dhiibay Puntland, taleefishinka dowladda ee PL TV ayaa ku waramay fiidnimadii Axada. Ciidanka isa soo dhiibay ayaa waxaa deegaanka Har-wanaag ee gobolka […]

English News

More than 100 Somaliland soldiers surrendered to Puntland: PL TV

April 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) More than 100 Somaliland soldiers have surrendered to Puntland, state-owned PL TV reported on Sunday evening. The surrenders were welcomed by the Puntland army commanders and Nugal governor Omar Abdullahi Faroweyne in Har-wanag […]

English News

Somalia needs $41 million to print banknotes, Finance Minister says

April 29, 2018 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somali Finance Minister said Somali shilling notes will soon be published. “To print the banknotes the cost of printing would be $41 million,” Abdirahman Duale Beyle said in a press conference in Mogadishu […]

Somalia

Beyle: Waxaanu u baahanahay $41 milyan si loo daabaco lacag cusub oo shillin Soomaali ah

April 29, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Maaliyada Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan si dhaqso ah loo daabici doono lacag shillin Soomaali ah. Shir saxaafadeed maanta oo Axad ah uu ku qabtay magaalada Muqdisho, Cabdirixmaan Ducaale Beyle ayaa shegay […]

Somalia

Shir ku saabsan ganacsiga sharci darada ah ee dhuxusha oo Soomaaliya lagu qaban doono

April 29, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa bisha soo socota martigelin doonta shir caalami ah oo labo maalmood socon doona oo ujeedkiisu yahay joojinta ganacsiga dhuxushada sharci darada ah ee Soomaaliya, sida ay sheegeen qabanqaabiyaashu Sabtidii. Shirka ayaa […]

English News

Somalia to host conference on illegal charcoal trade

April 29, 2018 Puntland Mirror 0

Somalia will next month host a two-day international conference aimed at stopping illegal charcoal trade in the Horn of Africa nation, organizers said Saturday. The May 7-8 conference, which will bring together Somali environment experts […]

Somalia

RW Khayre oo haayadaha samafalka ka codsaday in ay gargaar la gaaraan dadka ay fatahaaduhu wax yeeleeyeen

April 28, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka codsaday haayadaha samafalka in ay gargaar la gaaraan dadka ay wax yeeleeyeen fatahaadaha wabiyada Jubba iyo Shabeelle. Shir looga hadlayay xaalada fatahaadaha oo ka dhacay Muqdisho […]

Puntland

Qarax ismiidaamin ah oo afar askari ku dilay magaalada Gaalkacyo

April 28, 2018 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Qof isa soo miidaamiyay ayaa isku qarxiyay xarun ciidan oo kutaala magaalada Gaalkacyo maanta oo Sabti ah, waxaana uu dilay afar askari, sida ay sheegeen masuuliyiin. Dadka dhintay ayaa waxaa kamid ahaa sargaal […]

English News

Suicide bomber kills four army officers in Galkayo

April 28, 2018 Puntland Mirror 0

A suicide bomber blew himself up in a military camp in the Somali town of Galkayo on Saturday, killing four officers, officials said, an attack claimed by the al Qaeda-linked al Shabaab group. The dead […]

Posts navigation

1 2 … 9 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Wasiirkii Arrimaha Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo geeriyooday

    March 8, 2019 0
    Dubai-(Puntland Mirror) Wasiirkii Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta oo Jimce ah ku geeriyooday isbitaal kuyaala magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta, sida ay xaqiijiyeen xubno katirsan qoyskiisa. Wasiirka ayaa [...]
  • Ciidanka booliiska Puntland ee gobolka Bari oo sheegay in ay qabteen hub fudud oo lagu soo qariyay dooni ganacsi

    September 14, 2016 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada amaanka booliiska Puntland ee gobolka Bari ayaa maanta oo Arbaco ah dekada Boosaaso ku qabtay hub lagu soo qariyay dooni ganacsi, sida ay sheegeen saraakiisha booliiska. Taliyaha ciidanka booliiska gobolka Bari Cabdixakiin [...]
  • US: No civilians killed in August operation in Barire area

    November 30, 2017 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) US on Wednesday denied allegations that its forces and Somali National Army had killed civilians in Barire area of Somalia on Aug. 25 this year, US Africa Command said in statement. “After a [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions