• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2018July

Month: July 2018

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay dekada Garacad

July 31, 2018 Puntland Mirror 0

Garacad-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Talaado ah dhagax dhigay dekad cusub oo laga dhisi doono magaalo xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug. Madaxweynaha oo ka hadlay munaasabada dhagax dhiga ayaa […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo u duulay magaalada Garacad si uu uga qeybgalo dhagax dhiga dekad cusub

July 31, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Talaado ah u duulay magaalo xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug, sida saraakiil katirsan dowladda ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Madaxweynaha ayaa la filayaa in […]

Somalia

Qaramada Midoobay oo dib u dhigtay dhimista ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya

July 31, 2018 Puntland Mirror 0

New York-(Puntland Mirror) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii ansixiyay in dib loo dhigo dhimista ciidamada nabad ilaalinta Afrika ee ku sugan Soomaaliya. Qaraar uu ansixiyay goluhu ayaa lagu ogolaaday joogista ciidamada loo yaqaan […]

Puntland

Isimada gobolka Nugaal oo qado sharaf u sameeyay Raysulwasaare Xasan Cali Khayre

July 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Isimada gobolka Nugaal ayaa qado sharaf u sameeyay Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre maanta oo Isniin ah. Munaasabada qado sharafta ayaa ka dhacday xarunta dalxiiska Hido-Raac oo kutaala duleedka magaalada Garoowe. […]

Somalia

Farmaajo iyo Afwerki oo kala saxiixday heshiis balanqaadaya in la soo cesho xiriirka diblomaasiyadeed

July 30, 2018 Puntland Mirror 0

Asmara-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Eriteeriya Isaias Afwerki ayaa heshiis ku kala saxiixday magaalada Asmara maanta oo Isniin ah. Heshiiska ayaa ka kooban afar qodob oo waaweyn: 1. Soomaaliya waxay ku […]

English News

Farmaajo and Afwerki sign agreement pledging to establish diplomatic relations

July 30, 2018 Puntland Mirror 0

Asmara-(Puntland Mirror) Somalia President Mohamed Abdullahi Farmaajo and his Eritrean counterpart Isaias Afwerki have signed an agreement in Asmara on Monday. The agreement consists of four major points: 1. Somalia is endowed with a strategic location […]

Puntland

Muxuu safarka Khayre uu muhiimad u leeyahay Puntland?

July 29, 2018 Puntland Mirror 0

Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Axad ah safar ku yimid caasimada Puntland ee Garoowe. Waa safarkiisii ugu horeeyay Puntland tan iyo markii la doortay. Puntland iyo shacabkeeda ayaa si maamuus […]

Puntland

Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo markii ugu horeysay safar ku yimid Puntland

July 29, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa booqasho ku yimid Puntland  markii ugu horeysay tan iyo markii uu qabtay xafiiska bishii Maarso ee 2017-ka. Khayre ayaa kasoo degay caasimada Puntland ee Garoowe, […]

English News

Somali Prime Minister arrives in Puntland for first time

July 29, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire has arrived in Puntland for first time since taking office in March 2017. Khaire landed in Puntland capital, Garowe, on Sunday, and was welcomed by Puntland President […]

Somalia

Hoggaamiyaasha Soomaaliya iyo Eriteeriya oo isku afgartay in dib loo cesho xiriirka diblomaasiyadeed

July 29, 2018 Puntland Mirror 0

Asmara-(Puntland Mirror) Hoggaamiyaasha Soomaaliya iyo Eriteeriya ayaa isku afgartay Sabtidii in ay soo celiyaan xiriirka diblomaasiyadeed ayna safaarado ka kala furtaan caasumadahooda. Go’aanka ayaa la gaaray kadib markii Sabtidii ay kulan ku yeesheen Asmara, Eriteeriya, […]

Posts navigation

1 2 … 6 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Tirada COVID-19 u dhimatay Soomaaliya oo gaartay 39 qof

    May 7, 2020 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Xanuunka coronavirus ayaa si aad ah ugu faafayay Soomaaliya asbuucyadii la soo dhaafay, iyadoo maalin walba dalka gudihiisa laga helayo kiisas cusub, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka. Shalay oo keli ah, 39 kiis [...]
  • Suspected Somali pirates hijack commercial boat off Mudug’s coast in Somalia

    April 4, 2017 0
    Galkayo-(Puntland Mirror) Suspected Somali pirates have hijacked a commercial boat off the coast of Mudug region in central Somalia, official said. Mudug’s Hobyo district commissioner, Abdullahi Ahmed Ali, told state-run Radio Mogadishu that the boat [...]
  • Puntland oo beenisay in Dowladda Federaalka Soomaaliya lacag ugu deeqday wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo

    November 25, 2018 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa beenisay in aysan jirin lacag ay si rasmi ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu deeqday dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Puntland. “Dawladda Puntland waxay la wadaagaysaa ummadda [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions