Wasiirka arrimaha gudaha oo xafiiska la wareegay

Wasiirka arrimaha gudaha Cali Yuusuf Cali Xoosh. [Isha Sawirka: wasaarada arrimaha gudaha]

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta oo Talaado ah xilka la wareegay.

Xoosh oo ah siyaasi ka soo jeeda Puntland, haatanna ah xildhibaan ka tirsan dowladda federaalka, ayaa waxaa horraantii bishan isku shaandheyn kooban oo uu ku sameeyay golihiisa xukuumadda xilkan u magacaabay Ra’iisal Wasaare Xamsa Cabdi Barre.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*