• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ February 24, 2021 ] Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya Somalia
  • [ February 23, 2021 ] Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19 Somalia
  • [ February 21, 2021 ] Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho Somalia
  • [ February 18, 2021 ] Somalia-Kenya Oil and Gas exploration within the disputed maritime zones: Legal Framework Opinion
  • [ February 17, 2021 ] Xanuunka COVID-19 oo soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya Somalia
Home2018May

Month: May 2018

Puntland

Camay: Puntland waxay balanqaadaysaa inta la xoreynayo Laascaano in dagaalka uusan istaagin

May 31, 2018 Puntland Mirror 0

Buuhoodle-(Puntland Mirror) Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland ayaa sheegay in dagaalka hadda u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland uusan joogsami doonin ilaa Somliland laga xoreeyo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Isaga oo la hadlayay boqolaal shacabka […]

Sports

Zinedine Zidane oo iska casilay macalinimada Real Madrid

May 31, 2018 Puntland Mirror 0

Madrid-(Puntland Mirror) Zinedine Zidane ayaa sheegay in uu ka tagay macalinimada Real Madrid, shan maalmood kadib markii uu kooxda u hoggaamiyay in ay saddex jeer oo isku xigta ku guuleystaan koobka horyaalka kooxaha Yurub. Zidane […]

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo wadahadal la yeeshay dhiggiisa Kenya

May 31, 2018 Puntland Mirror 0

Nairobi-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadal la yeeshay dhiggiisa Kenya ee Uhuru Kenyatta kulan ka dhacay magaalada Nairobi Arbacadii. Labada hoggaamiye ayaa ka wada-xaajooday xiriirka labada dal ee dhinacyada ammaanka, […]

Puntland

Puntland oo sheegtay in maamulka Somaliland ay dhibbaato balaaran ka geysteen Laascaanood, lagana xoreyn doono

May 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa sheegtay in dhibbaato balaaran ay ka jirto magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. “Degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa hadda waxaa ka socda caburin, xarig iyo jirdil aan la aqbali karin oo […]

Puntland

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo u safray magaalada Buuhoodle

May 30, 2018 Puntland Mirror 0

Buuhoodle-(Puntland Mirror) Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah u safray magaalada Buuhoodle ee gobolka Ceyn, sida ilo-wareedyo katirsan dowladda ay u xaqiijiyeen warsidaha Puntland Mirror. Cabdixakiin Cumar Camay ayaa inta uu ku […]

Somalia

Maxkamadda ciidamada Soomaaliya oo xukun dil ah ku riday saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab

May 30, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamadda ciidamada Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah xukun dil ah ku riday saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab. Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada Xasan Nuur Shuute ayaa sheegay in saddexda xubnood ay ka dambeeyeen qarax […]

English News

Somali military court gives death sentence to three Al-Shabab members

May 30, 2018 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somali military court on Wednesday sentenced three Al-Shabab members to death penalty. The chairman of the military court Hassan Nuur Shuute has said that the three members were behind an explosion at a […]

Somalia

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo dhinacyada dibada ee ku lugta leh ka codsaday in ay joojiyaan farogelinta arrimaha Soomaaliya

May 30, 2018 Puntland Mirror 0

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa muujiyay walaac ku saabsan dhacdooyinka sii kordhaya ee farogelinta ah oo dhinacyo aan Afrikan ahayn ay ku hayaan arrimaha gudaha Soomaaliya. Intii lagu guda […]

Puntland

Hal askari oo katirsan ciidamada Puntland oo ku dhintay weerar ay ISIS ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaala gobolka Bari

May 29, 2018 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Hal askari oo katirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay weerar ka dhacay tuulada Canjeel ee gobolka Bari xalay, oo ay qaaday maleeshiyada ISIS. Fowsi Xasan Ismaaciil, oo ah taliyaha ciidamada Puntland katirsan ee […]

Puntland

Ugu yaraan labo qof oo ku dhimatay weerarka dhiigyacabnimo oo ay Somaliland kala hortagtay shacabka Laascaanood

May 29, 2018 Puntland Mirror 0

Laascaano-(Puntland Mirror) Shalay oo ahayd 28ka May 2018  mudaaharaad nabadgelyo ah oo ay dhigayeen shacabka magaalada Laascaanood ayaa isu bedelay qalalaase dhiig ku daatay ka dib markii maamulka Soomaaliland ay kala hortageen weerar arxan daro  […]

Posts navigation

1 2 … 8 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19

    February 23, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa laga helay xanuunka COVID-19 waxaana uu ku karantiilanyahay dalka Burundi. “Maalintii sideedaad ayaan ku jiraa karantiil dalka Burundi oo aan umid shir maxaa yeelay waxaa igu [...]
  • Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho

    February 21, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Duulimaadyadii caalamiga ahaa ayaa dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho kadib markii si ku meel gaar ah loo hakiyay sababo rabshado ka dhacay magaalada asbuucii hore dartood. Diyaaradaha Turkish Airlines iyo Uganda Airlines [...]
  • Xanuunka COVID-19 oo soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya

    February 17, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xanuunka COVID-19 ayaa soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Sagaal qof ayaa u geeriyootay fayruska halka 100 kiis oo cusub la helay 24-kii saac ee la [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Somali political leaders meeting in Mogadishu ends without agreement

    September 11, 2016 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) A meeting in Mogadishu among the Somalia’s political leaders ended without an agreement on Sunday, sources said. According to the sources, Puntland and Jubaland presidents have walked out of the meeting after the [...]
  • Ciidamada gadoodsan ee Puntland oo ka hadlay sababta ay gadoodka u sameeyeen

    March 9, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada gadoodsan ee Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababta ay u la wareegeen kantaroolka magaaada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland. Wareysi uu siiyay laanta Af-Soomaaliga ee VOA mid kamid ah saraakiisha [...]
  • President Abdiweli expected to reshuffle his cabinet ministers

    February 26, 2017 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s President Abdiweli Mohamed Ali is expected to reshuffle his cabinet ministers in the coming days, government officials close to the Presidency told Puntland Mirror. The government sources, who declined to be named as [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions