South-Central

Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi oo ku dhaawacmay weerar lala beegsaday

Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi oo ku dhaawacmay weerar lala beegsaday

Jowhar-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, Maxamed Cabdulle Fiidow ayaa ku dhaawacmay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen gaadiid uu la socday oo ka tagay magaalada Jowhar kuna sii jeeday Jalalaqsi, sida ay wararku sheegayaan. Weerarka ayaa ka dhacay maanta oo Khamiis ah deegaan u dhaxeeya gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee Koonfurta Soomaaliya. Weerarka ayaa sidoo kale waxaa[Read More…]

Dagaal culus oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo maleeshiyaad taageersan Galmudug oo ka qarxay deegaanada Dabagalo iyo Duumaaye oo hoostaga degmada Xara-dheero. [Sawirka: Archive]

Dagaal culus oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo maleeshiyaad taageersan Galmudug oo ka qarxay deegaanada Dabagalo iyo Duumaaye oo hoostaga degmada Xara-dheero

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo maleeshiyaad taageersan Galmudug ayaa ka qarxay deegaanada Dabagalo iyo Dumaaye ee hoostaga degmada Xara-dheero ee gobolka Mudug, sida ay ilo-wareedyada sheegeen. Dagaalka ayaa bilaabmay subaxnimadii hore ee maanta oo Isniin ah, sida ay wararka sheegayaan. Ma jirto wax faahfaahin ah deg deg ah oo ku saabsan khasaaraha dagaalka ka dhashay oo[Read More…]

by November 28, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Gabadha dharka moodada ah samaysa oo loo doortay xubin katirsan aqalka hoose ee Soomaaliya

Gabadha dharka moodada ah samaysa oo loo doortay xubin katirsan aqalka hoose ee Soomaaliya

Baydhabo-(Puntland Mirror) Gabadha Soomaaliyeed ee dharka moodada ah samaysa ahna ganacsato, Muna Khaliif Shiikh oo loo yaqaan (Muna Kay) ayaa loo doortay xildhibaan aqalka hoose ee soo socda u matali doonta maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed. Muna Kay, ayaa ku dhalatay Soomaaliya, waalidkeed ayaa ka cararay dalka Soomaaliya markii uu bilaabmay dagaalkii sokeeye iyaga oo aaday dalka Mareykanka. Muna[Read More…]

by November 27, 2016 0 comments Somali News, South-Central
File: A nomad man carrying AK-47 riffle.

Ugu yaraan shan qof oo ku dhimatay dagaal beeleed ka socda magaalada Caabudwaaq

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan qof oo dhinacyada dagaalamaya ah ayaa ku dhimatay ku dhawaad toban kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleed ka socda magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, sida ay wararka sheegayaan. Dagaalka oo daba socday dagaalo hore oo labada dhinac ku dhexmaray halkaas ayaa bilaabmay maanta oo Arbaco ah, waxaana wararka laga helayo dadka deegaanka ay sheegayaan[Read More…]

by November 16, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Xarunta lagu dooranayo xildhibaanada. [Sawirka: Archive]

Qof kamid ahaa ergada doorashada aqalka hoose oo lagu toogtay xarunta ay doorashada ka dhacayso ee magaalada Cadaado

Cadaado-(Puntland Mirror) Mid kamid ah ergada ka qaybgalaysay doorashada xildhibaanada maamulka Galmudug u matali doona dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu toogtay magaalada Cadaado ee xarunta maamulkaas, sida ay sheegayaan ilo-wareedyada. Toogashada oo dhacday maanta oo Arbaco ah ayaa timid kadib markii uu muran ku dhexmaray xarunta doorashada lagu hayo ninka dhintay iyo dad kale, sida ay wararka sheegayaan. Ninka la[Read More…]

by November 16, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo magaalada Tiyeeglow kala wareegay Al-Shabaab

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo magaalada Tiyeeglow kala wareegay Al-Shabaab

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay dabada ka riixayaan ciidamada AMISOM ayaa gacanta ku dhigay maanta oo Isniin ah magaalada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya, sida ay sheegayaan ilo-wareedyada. Ilo-wareedyada ayaa sheegaya in ciidamada isgarabsanaya ay la wareegeen magaalada Tiyeeglow iska-caabin la’aan kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay ka baxeen magaalada. Bilowgii bishaan, maleeshiyada Al-Shabaab ayaa qabsatay magaalada[Read More…]

by November 14, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawirka: Archive]

Al-Shabaab oo la wareegtay magaalada Tiyeeglow kadib markii ay ka baxeen ciidamada Itoobiya

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dagaalyahano hubaysan oo katirsan Al-Shabaab ayaa la wareegay magaalada Tiyeeglow ee gobolka Bakool maanta oo Arbaco ah kadib markii ay ka baxeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada Soomaaliya, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Dadka deegaanka ayaa sheegay, in dad badan oo dadka deegaanka ahaa ay ka carareen magaalada saakay oo Arbaco ah kadib markii ay ka baxeen ciidamada[Read More…]

by October 26, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Ugu yaraan 10 qof oo lagu dilay weerar ay Al-Shabaab ku qaaday saldhig ay AMISOM ku leedahay magaalada Beledweyne

Ugu yaraan 10 qof oo lagu dilay weerar ay Al-Shabaab ku qaaday saldhig ay AMISOM ku leedahay magaalada Beledweyne

Beledweyne-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 10 qof ayaa la dilay, oo ay kamidyihiin ciidamo AMISOM katirsanaa kadib markii qof isa-soo miidaamiyay oo saarnaa gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa gudaha loo gashay saldhig milatari oo AMISOM ku leedahay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, bartamaha Soomaaliya, sida uu sheegay qof dadka deegaanka ah. “Toban qof baa ku dhimatay qaraxa,” qof dadka deegaanka[Read More…]

by October 25, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Cutubyo ka socda ciidamada AMISOM oo la geeyay magaalada Cadaado

Cutubyo ka socda ciidamada AMISOM oo la geeyay magaalada Cadaado

Cadaado-(Puntland Mirror) Cutubyo kamid ah ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika (AMISOM) ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Galmudug, sida ay tebisay wakaalada wararka dowlada federaalka Soomaaliya ee Muqdisho. Sida ilo-wareedyo ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror ciidamada ayaa lagu qiyaasayaa ilaa dhowr boqol kuwaasoo kasoo jeeda dalalka Jabuuti iyo Burundi oo qayb ka ah howlgalka[Read More…]

by October 23, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Maleeshiyada Al-Shabaab oo la wareegay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan kadib markii ay ka baxeen ciidamada Itoobiya

Maleeshiyada Al-Shabaab oo la wareegay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan kadib markii ay ka baxeen ciidamada Itoobiya

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dagaalyahanada kooxda hubaysan ee Al-Shabaab ayaa qabsaday deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan kadib markii ay ka baxeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada federaalka Soomaaliya, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Boqolaal dagaalyahano hubaysan oo Al-Shabaab ah ayaa saakay oo Axad ah la wareegay deegaanka Halgan. Al-Shabaab ayaa intii lagu guda jiray afartii asbuuc ee u dambaysay sidoo kale la[Read More…]

by October 23, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Scroll Up