• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ February 24, 2021 ] Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya Somalia
  • [ February 23, 2021 ] Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19 Somalia
  • [ February 21, 2021 ] Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho Somalia
  • [ February 18, 2021 ] Somalia-Kenya Oil and Gas exploration within the disputed maritime zones: Legal Framework Opinion
  • [ February 17, 2021 ] Xanuunka COVID-19 oo soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya Somalia
HomeAuthorsMohammed Omer Ahmed Mulla

Articles by Mohammed Omer Ahmed Mulla

About Mohammed Omer Ahmed Mulla
Independent Researcher. Director and Chief Editor at Puntland Mirror. Focuses extensively on Security and Human Right Trends in Somalia, and the broader Horn of Africa Region.You can reach him on: Update.fkulan@gmail.com
Website
English News

18 rape cases reported in Puntland for the last three months

March 27, 2018 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Garowe-(Puntland) 18 rape cases happened in Puntland for the last three months, the region’s acting attorney general told to the media Tuesday in Garowe. Mohamed Farah Hared, who is the acting officer of the attorney […]

Puntland

18 kiis oo kufsi ah oo ka dhacay Puntland saddexdii bilood ee u dambeysay

March 27, 2018 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Garoowe-(Puntland Mirror) 18 kiis oo kufsi ah ayaa ka dhacay gudaha Puntland intii lagu guda jiray saddexdii bilood ee lasoo dhaafay, sida uu warbaahinta u sheegay masuul katirsan Puntland. Maxamed Xareed Faarax oo ah ku […]

Puntland

Roobabkii Deyrta oo ka bilaabmay Puntland

September 20, 2017 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab fiican oo xilli roobaadka Deyrta ah ayaa ka da’ay qaybo kamid ah gobolada Puntland maanta oo Arbaco ah, sida dadka deegaanku ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Gobolada roobabka helay ayaa waxaa […]

English News

Deyr rainfall starts in Puntland

September 20, 2017 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Garowe-(Puntland Mirror) Moderate of Deyr rains lashed parts of Puntland regions, Somalia on Wednesday, residents told Puntland Mirror. The regions received the rain include, Bari, Karkaar and Nugaal, according to residents. In Somalia, the Deyr […]

English News

Puntland officially launches the multi-party system

March 25, 2017 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Garowe-(Puntland Mirror) The Puntland government officially launches the multi-party system on Saturday. The launching ceremony took place at Puntland Development and Research Center (PDRC) in Garowe attended by the president, Abdiweli Mohamed Mohamed and the […]

Puntland

Puntland oo si rasmi ah u furtay nidaamka xisbiyada badan

March 25, 2017 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah si rasmi ah u furtay nidaamka xisbiyada badan. Munaasabada daahfurka ayaa ka dhacday xarunta PDRC ee kutaala caasimada Puntland ee Garoowe, waxaana ka qaybgalay madaxweynaha Puntland […]

Somalia

Labo madfac oo ku dhacay meel u dhow goobta doorashada ee Muqdisho iyadoo ay soo aadantahay doorashada madaxweynaha Soomaaliya

February 7, 2017 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Saraakiisha ciidamada booliiska ee jooga gudaha Muqdisho ayaa sheegay in labo madfac ay ku dhaceen meel u dhow garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Muqdisho oo ku dhow goobta lagu qabanayo doorashada madaxweynaha Soomaaliya. […]

Somalia

Ciidamada NISA oo xiray ku dhawaad sagaal qof oo lala xiriirinayo qorshaha qaraxii gaariga UNDP

January 5, 2017 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Haayada Sirdoonka iyo Ammaanka Qaranka ee NISA ayaa xirtay ugu yaraan sagaal qof oo lala xiriirinayo qarax gaari oo ka dhacay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, sida ay ku warantay wakaalada wararka dowladda ee […]

English News

Somalia’s NISA forces detain nearly nine people over UNDP car bomb plan

January 5, 2017 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) have detained nearly nine people in connection with a car-bomb attack in the Somali capital Mogadishu, state-run Sonna news agency reported. At least three UN Somali […]

English News

Puntland President, Abdiweli Mohamed Ali travelled to Mogadishu

December 15, 2016 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland president, Abdiweli Mohamed Ali on Thursday travelled to Mogadishu, Somalia’s capital city. Speaking to media at the airport, the president said that he will be holding vital meetings with National Leadership Forum […]

Posts navigation

1 2 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19

    February 23, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa laga helay xanuunka COVID-19 waxaana uu ku karantiilanyahay dalka Burundi. “Maalintii sideedaad ayaan ku jiraa karantiil dalka Burundi oo aan umid shir maxaa yeelay waxaa igu [...]
  • Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho

    February 21, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Duulimaadyadii caalamiga ahaa ayaa dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho kadib markii si ku meel gaar ah loo hakiyay sababo rabshado ka dhacay magaalada asbuucii hore dartood. Diyaaradaha Turkish Airlines iyo Uganda Airlines [...]
  • Xanuunka COVID-19 oo soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya

    February 17, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xanuunka COVID-19 ayaa soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Sagaal qof ayaa u geeriyootay fayruska halka 100 kiis oo cusub la helay 24-kii saac ee la [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Guddoomiyaha cusub ee bankiga dhexe ee Soomaaliya oo xafiiska la wareegay

    April 21, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha cusub ee bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah xafiiska kala wareegay guddoomiyihii hore Bashiir Ciise Cali kaasoo dhowrkii sanno ee lasoo dhaafay xilka hayay. Guddoomiyaha cusub ee bankiga dhexe, [...]
  • Wasiir Dowlihii Madaxtooyada Puntland oo u geeriyooday coronavirus

    August 15, 2020 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiir Dowlihii Madaxtooyada Puntland Maxamed Xasan Ciise ayaa maanta oo Sabti ah ku geeriyooday magaalada Garoowe kadib markii uu ku dhacay xanuunka coronavirus. Waxa uu noqonayaa xubintii labaad ee katirsan golaha wasiiradda oo [...]
  • Ciidamada Itoobiya oo qirtay in ay soo rideen diyaarad laga lahaa Kenya

    May 9, 2020 0
    Addis Ababa-(Puntland Mirror)  Ciidamada Itoobiya ayaa qirtay in ay soo rideen diyaarad laga lahaa Kenya, oo ay ku dhinteen lix qof. Warbixin hordhac ay oo soo saareen Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (Amisom) ayaa muujisay [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions