• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 29, 2022 ] Devastating Drought to Push Somalia’s Inflation to Near Double Digits English News
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
Home2019October

Month: October 2019

Puntland

Dadaalada gurmadka dadka ku waxyeeloobay fatahaada Beledweyne oo ka bilaabmay Puntland

October 30, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dadaalada gurmadka loogu uruurinayo dadka ku waxyeeloobay fatahaada Beledweyne ayaa maanta oo Khamiis ah ka bilaabmatay magaalooyinka waa-weyn ee Puntland. Dhalinyaro is abaabushay ayaa lagu arkayay gudaha magaalada Garoowe ee caasimada Puntland kuwaasoo […]

Puntland

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay ajandaha kalfadhigooda 45-aad

October 28, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Isniin ah ansixiyay ajandaha kalfadhiga 45-aad. Qodobada ugu waa weyn ee ajandaha ayaa waxaa kamid ah ansixinta miisaaniyada 2020, ansixinta guddiga kumeelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland, […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo safiirka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya kulan kula yeeshay Garoowe

October 27, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah xarunta madaxtooyada Garoowe kulan kula yeeshay safiirka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan. Kulanka ayaa diirada lagu saaray arrimo kala duwan […]

World

Madaxweynaha Mareykanka oo cadeeyay in hoggaamiyihii ISIS lagu dilay duqeyn ka dhacday waqooyiga Suuriya

October 27, 2019 Puntland Mirror 0

Washington-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa cadeeyay in hoggaamiyihii ISIS Abu Bakr al-Baghdadi lagu dilay duqeyn ay Mareykanku ka geysteen waqooyiga dalka Suuriya Sabtidii. “Xalay Mareykanka waxay cadaalada mariyeen hoggaamiyaha kowaad ee argagixisada adduunka.” […]

Puntland

Kalfadhiga 45-aad ee golaha baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe

October 26, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Kalfadhiga 45-aad ee golaha baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay caasimada Garoowe. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay kalfadhiga oo socon doona ku dhawaad 45 […]

Puntland

Shirkada CCEECC oo dayactir ku samayn doonta wadada isku xirta Garoowe iyo Boosaaso

October 24, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Shirkada Shiinaha laga leeyahay ee CCECC ayaa dayactir ku samayn doonta wadada isku xirta Garoowe iyo Boosaaso. Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Khamiis ah xarunta madaxtooyada Garoowe kulan kula […]

Puntland

Puntland oo joojisay xafiisyada ay xildhibaanada dowladda federaalka Soomaaliya ka furanayaan deegaanada Puntland

October 19, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa joojisay xafiisyada ay xildhibaanada dowladda federaalka Soomaaliya ka furanayaan deegaanada Puntland, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Puntland. “Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuqraadiyeynta dowladda Puntland ayadoo […]

Puntland

Wasaaradda cadaalada iyo diinta iyo awqaafta Puntland oo kulan la yeelatay culimada Garoowe

October 19, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaaradda cadaalada iyo diinta iyo awqaafta Puntland ayaa maanta oo Sabti ah kulan la yeelatay culimada ku sugan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Labada dhinac ayaa isku afgartay in si wadajir ah loo […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso

October 17, 2019 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Khamiis ah dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso. Waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda iyo dad shacab ah oo ay ku […]

Puntland

Taliyaha saldhiga dhexe ee ciidanka booliiska Puntland ee Gaalkacyo oo ka badbaaday qarax loogu rakibay gaarigiisa

October 16, 2019 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Taliyaha saldhiga dhexe ee ciidanka booliiska Puntland ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka badbaaday qarax loogu rakibay gaarigiisa maanta oo Arbaco ah. Taliye Cabdiqani Jaamac Axmed oo loo yaqaan Xaabuun ayaa warbaahinta u sheegay […]

Posts navigation

1 2 3 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Cabdullaahi Cali Xasan oo ka tanaasulay musharaxnimadiisa madaxweynaha Soomaaliya

    February 4, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Mid kamid ah musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah sheegay in uu ka baxay tartanka doorashada madaxweynenimada, sida uu ku sheegay bayaan. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa sheegay in uu ka tanaasulay [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo dhiggiisa dalka Ruushka kulan kula yeeshay magaalada New York

    September 26, 2018 0
    New York-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa dhiggiisa dalka Ruushka Segey Lavrov kulan kula yeeshay magaalada New York ee dalka Mareykanka. Labada masuul ayaa kulankooda uga wadahadlay aragtida ku saabsan dhisida [...]
  • Kalfadhiga 45-aad ee golaha baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe

    October 26, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Kalfadhiga 45-aad ee golaha baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay caasimada Garoowe. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay kalfadhiga oo socon doona ku dhawaad 45 [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions