SomaliaSouth-Central Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi oo ku dhaawacmay weerar lala beegsaday Last updated: December 1, 2016 9:06 am By Mohammed Omer Ahmed Mulla Share 1 Min Read SHARE Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi, Maxamed Cabdulle Fiidow. [Sawirka: Archive]. Jowhar-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, Maxamed Cabdulle Fiidow ayaa ku dhaawacmay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen gaadiid uu la socday oo ka tagay magaalada Jowhar kuna sii jeeday Jalalaqsi, sida ay wararku sheegayaan. Weerarka ayaa ka dhacay maanta oo Khamiis ah deegaan u dhaxeeya gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee Koonfurta Soomaaliya. Weerarka ayaa sidoo kale waxaa ku dhintay mid kamid ah ilaalada guddoomiyaha. Ma jirto cid sheegatay masuuliyada weerarkaas, balse maleeshiyada Al-Shabaab ayaa weeraro hore oo kan lamid ah geysatay. Related PostsJuly 3, 2018 Puntland maritime force intercepts migrants near Bosaso shoreDecember 18, 2023 Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo isku casilay musharraxnimada madaxtinimada PuntlandJune 20, 2017 Ugu yaraan 10 qof oo ku dhimatay qarax gaari oo ka dhacay MuqdishoMarch 14, 2018 Qarax miino oo labo sarkaal oo miino baaris ah oo katirsanaa ciidanka Puntland ku dilay Buuraha Galgala Share This Article X Email Copy Link Print By Mohammed Omer Ahmed Mulla Follow: Independent Researcher. Director and Chief Editor at Puntland Mirror. Focuses extensively on Security and Human Right Trends in Somalia, and the broader Horn of Africa Region.You can reach him on: Update.fkulan@gmail.com Previous Article Cabsi ku korodhay bulshada Soomaaliyeed ee Mareykanka kunool kadib weerarkii uu wiil Soomaaliyeed ku qaaday jaamacada Ohio Next Article Jalalaqsi governor wounds in a targeted attack Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research