• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2017February

Month: February 2017

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay ‘musiibo qaran’ oo ay keentay abaarta dalka ku dhufatay

February 28, 2017 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Talaado ah ku dhawaaqay in “musiibo qaran” ay dalka ka jirto oo ay keentay abaarta daran. Kulan looga hadlayay gurmadka abaarta oo maanta […]

Somalia

Sargaal katirsanaa dowladda Soomaaliya oo lagu dilay qarax gaari oo ka dhacay gudaha Muqdisho

February 28, 2017 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Sargaal katirsanaa dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah lagu dilay qarax ka dhacay gudaha Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaashu. Cabdiraxmaan Afleershe ayaa la dilay kadib markii miino gaarigiisa  loogu rakibay ay ku […]

English News

Somali government official killed in car bombing in Mogadishu

February 28, 2017 Abdi Omar Bile 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) A Somali government official was killed in a blast in Mogadishu on Tuesday, witnesses confirmed. Abdirahman Aflershe was killed when a bomb attached to his car exploded in Waberi district of Mogadishu, according […]

World

Hoggaamiye sare oo katirsanaa Talibaan oo lagu dilay duqayn hawada ah oo ka dhacday gobolka Kunduz

February 27, 2017 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Kabul-(Puntland Mirror) Sargaal sare oo katirsanaa ururka Talibaan ayaa lagu dilay weerar duqayn ah oo ka dhacay waqooyiga dalka Afghanistan, sida ay sheegeen kooxda hubaysan maanta oo Isniin ah. Mullah Abdul Salam Akhund, kaasoo maamuli […]

Somalia

Qarax gaari oo lala eegtay saldhig milatari oo kuyaala duleedka Muqdisho

February 27, 2017 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa ayaa lagu qarxiyay saldhig millatari oo kuyaala duleedka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho maanta oo Isniin ah, sida ay ilo-wareedyadu sheegayaan. Ilaa iyo saddex qof ayaa ku dhaawacmay […]

English News

Car bomb targeted military base in the outskirts of Mogadishu

February 27, 2017 Abdi Omar Bile 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) A car filled with explosives blew up a military base in the outskirts of Somali capital Mogadishu on Sunday, according to the sources. At least four people were wounded in that attack, according […]

Puntland

Ugu yaraan afar askari oo ku dhaawacmay weerar dablay Al-Shabaab katirsan ay ku qaadeen bar-kantarool kuyaala gudaha Boosaaso

February 27, 2017 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Ugu yaraan afar askari oo katirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhaawacmay kadib markii dablay hubaysan oo Al-Shabaab katirsan ay weerar ku qaadeen bar-kantarool kuyaala gudaha magaalo xeebeedka Boosaaso ee gobolka Bari fiidnimadii xalay […]

English News

At least four soldiers wounded after Al-Shabab gunmen attacked checkpoint in Bosaso port town

February 27, 2017 Puntland Mirror 0

Bosaso-(Puntland Mirror) At least four Puntland soldiers were wounded after Al-Shabab gunmen attacked security checkpoint in Bosaso port town of Bari region on Sunday nightfall, resident said. A resident in Bosaso who asked not to be […]

Puntland

Kalluumaysatada maxaliga ah ee Bandar-bayla oo ka cabanaya doonyo iyo maraakiib jariif daran ka wada xeebahaas

February 26, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Jariifkii ugu xumaa ayaa ka socda baddaha Puntland, sida uu sheegay guddoomiye ku xigeenka degmada Bandar-bayla. Bile Nuur Faarax, oo ah guddoomiye ku xigeenka degmada Bandar-bayla ee gobolka Karkaar, oo la hadlay warbaahinta […]

Somalia

Cabdikariim Xuseen Guuleed oo arrimo caafimaad isaga casilay madaxweynenimada maamulka Galmudug

February 26, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynihii maamulka Gamudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa iska casilay xilkiisii maanta oo Axad ah, isaga oo uu sababeeyay is-casiladiisa xaalad caafimaad. 10-kii bishii lasoo dhaafay ee Janaayo ee sanadkan 2017-ka, Xildhibaanada maamulka Galmudug […]

Posts navigation

1 2 … 16 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Qaramada Midoobay: Al-Shabaab wali waxay khatar ku tahay Soomaaliya

    November 5, 2016 0
      Muqdisho-(Puntland Mirror) Warbixin ay Qaramada Midoobay soo saartay ayaa ka digaysa in maleeshiyada Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya ay wali awoodo in ay qaado weeraro waa-weyn. Kooxda ku xiran urur weynaha Al-Qaacida ayaa lix [...]
  • Ugu yaraan 60 qof oo ku dhimatay tareen ku qalibmay waqooyiga Hindiya

    November 20, 2016 0
    Hyderabad-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 60 qof ayaa dhimatay in ka badan 150 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii tareen uu wadada ka baxay waqooyiga gobolka Uttar Pradesh ee dalka Hindiya, sida ay sheegeen booliiska. Tareenka [...]
  • Somalia orders eight ambassadors to return home within 30 days

    September 25, 2017 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia is ordering its eight ambassadors to foreign countries mostly Arab nations to return home within 30 days, this according to statement from Somalia’s Foreign Ministry. The ambassadors include those who are in [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions