• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2020May

Month: May 2020

Puntland

Ugu yaraan lix qof oo ku dhimatay miino la qaraxday gaari meel u dhow Muqdisho

May 31, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan lix qof ayaa dhimatay maanta oo Axad ah kadib markii gaari bus ah uu la qarxay miinada dhulka lagu aaso meel u dhow Muqdisho, sida ay ku warantay wakaalada wararka Reuters, […]

English News

Somalia Says Elections Set for Early 2021 Despite Virus Risk

May 31, 2020 Puntland Mirror 0

Somalia will push ahead with plans to hold presidential and parliamentary elections in early 2021, removing doubt that it will delay the vote because of the spread of Covid-19. “Holding a timely election is more important than […]

Puntland

Isimada Puntland oo dhex-dhexaadinaya Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

May 30, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Xubno katirsan isimada Puntland ayaa bilaabay dadaalo ay ku soo afjarayaan khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa, sida ilo-wareedyo ka ag dhow odayaasha ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Isimada […]

Somalia

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay ku noqoshada miisaaniyadda 2020 oo 35% la kordhiyay

May 29, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii ansixiyay ku noqoshada miisaaniyada 2020, taasoo la kordhiyay $35 boqolkiiba. Guud ahaan kharashka miisaaniyadda la ansiiyay ayaa dhan $646.9 milyan oo ka kooban kharashaad mashaariic iyo […]

Puntland

Puntland iyo Galmudug oo ka wadahadlay iskaashiga amniga gobolka Mudug

May 27, 2020 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Wasiiro katirsan Puntland iyo Galmudug ayaa maanta oo Arbaco ah kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Kulanka ayaa looga wadahadlay sidii labada maamul ay isaga kaashan lahaayeen la dagaalanka argagixisada iyo […]

Puntland

Xubno cusub oo katirsan golaha wasiiradda Puntland oo la dhaarshay

May 25, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Xubno katirsan golaha wasiiradda ayaa maanta oo Isniin ah xafiiska loo dhaarshay. Dhaarinta ayaa ka dhacday xarunta madaxtooyada, halkaas oo uu goobjoog ka ahaa madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Xubnaha, oo ay […]

English News

Puntland Minister of Environment dies after contracting coronavirus

May 25, 2020 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland Minister of Environment, Agriculture and Climate Change has died after contracting COVID-19. Ismail Diriye Gama-did, died in hospital in Mogadishu in the early hours of Monday, the ministry said in a statement […]

Puntland

Wasiirkii Deegaanka Puntland oo coronavirus u geeriyooday

May 25, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirkii Deegaanka, Beeraha iyo Isbadalka Cimilada Dowladda Puntland ayaa u geeriyooday xanuunka coronavirus. Ismaaciil Diiriye Gamadiid ayaa ku dhintay isbitaal kuyaala Muqdisho saacadii hore maanta oo Isniin ah, sida wasaaraddu ay ku sheegtay […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo isbadal ku sameeyay golihiisa wasiiradda

May 23, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa isbadal ku sameeyay golihiisa wasiiradda fiidnimadii Jimcada. Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday wasiirka kalluumeysiga iyo khayraadka badda Faarax Cawaash iyo wasiirka warfaafinta Cali Sabaray. Deni ayaa sidoo […]

Puntland

Wasaaradda Cadaalada iyo Diinta & Awqaafta Puntland oo joojisay Jamaacada Salaada Ciida

May 21, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaaradda Cadaalada iyo Diinta & Awqaafta Puntland ayaa joojisay Jamaacada Salaada Ciida, waxayna ku amartay dadka in ay guryahooda ku tukadaan, taasoo qeyb ka ah hababka lagula dagaalamayo xanuunka coronavirus. Dabaaldega Ciida ayaa […]

Posts navigation

1 2 3 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Garoowe oo heshay saddex gaadiidka dab-damiska

    May 13, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ayaa heshay dab-damisyadii ugu horeeyay. Saddex dab-damis iyo booyada biyaha oo ay maalgelisay shirkada isgaarsiinta Golis ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah loogu wareejiyay dowladda [...]
  • Hadaladii caan baxay ee feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali

    June 4, 2016 1
    Halkan ka aqriso qaar ka mid ah hadallada ugu caansan ee uu yiri marxuum Muxamed Cali Clay. Waxa uu ka yiri siyaasadda “Cassius Clay waa magac addoonnimo. Anigu ma dooran, mana doonayo. Magaceygu waa Muxamed [...]
  • Madaxweyne Erdogan: ‘Waa la i dilli lahaa’

    July 19, 2016 0
    Istanbul-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in la dili lahaa haddii uusan ka bixin huteel uu joogay kahor isku-daygii inqilaabkii militari ee fashilmay oo dhacay habeenimadii Jimcadii lasoo dhaafay. Erdogan oo [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions