• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ March 8, 2021 ] Wefdiga Soomaaliya ku metelaya dhageysiga dacwada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya oo u safray Hague Somalia
  • [ March 6, 2021 ] Tirada dhimashada qaraxii makhaayada Luul Yemeni oo gaartay 22 qof Somalia
  • [ February 24, 2021 ] Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya Puntland
  • [ February 23, 2021 ] Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19 Somalia
  • [ February 21, 2021 ] Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho Somalia
Home2016November

Month: November 2016

Somalia

Doorashada xildhibaanada aqalka hoose oo Muqdisho ka bilaabmatay

November 30, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Doorashada lagu soo xulayo xildhibaanada qabiilooyinka Banaadiriga iyo Somaliland umatali doona aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ka bilaabmatay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Doorashada aqalka hoose ayaa ka bilaabmatay […]

English News

Somalia: lower house elections begin in Mogadishu

November 30, 2016 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) The poll to select the members representing Banaadiri clans and Somaliland in the upcoming lower house of the Somali federal parliament have started in the Somali capital, Mogadishu on Wednesday. The Somalia’s regional […]

World

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka oo sheegay in uu gabi ahaanba ka tagi doono ganacsiga si uu diirada u saaro madaxweynenimada

November 30, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Washington-(Puntland Mirror) Madaxweeynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu gabi ahaanba ka tagi doono ganacsiga si uu diirada u saaro ugana fogaado u arkida dhibaatooyinka gaarka ah. Mr Trump ayaa sheegay […]

Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland oo dib u fasaxay doorashada xildhibaanada aqalka hoose kadib markii madaxweyne ku xigeenka joojiyay

November 30, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa joojintii ka qaaday doorashada Garoowe ka socota ee xildhibaanada aqalka hoose, taasoo daba socotay amar uu madaxweyne ku-xigeenka Puntland soo saaray Isniintii oo uu ku joojiyay […]

Puntland

Ugu yaraan labo askari oo ciidamada Puntland ah oo ku dhimatay qarax miinada dhulka lagu aaso ah oo ka dhacay buuraha Galgala

November 29, 2016 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo askari oo ciidamada Puntland ah ayaa ku dhimatay 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen buuraha Galgala ee gobolka Bari kadib markii gaarigii ay saarnaayeen uu qarax la kacay maanta oo […]

English News

Roadside bomb kills at least two Puntland soldiers in Galgala Mountains

November 29, 2016 Puntland Mirror 0

Bosaso-(Puntland Mirror) At least two Puntland soldiers were killed and 10 others wounded on Tuesday when a roadside bomb hit their vehicle in Galgala mountains of Bari region, security sources confirmed to Puntland Mirror. The […]

Somalia

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya oo sheegay in wakhtiga doorashada madaxweynaha ay go’aan ka gaari doonaan baarlamaanka cusub

November 29, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa markale dib u dhac kuyimid, sida uu shalay gelinkii dambe sheegay guddoomiyaha doorashada dadban ee Soomaaliya. Guddoomiye Cumar Maxamed Cabdulle sidoo kale loo yaqaan Cumar Dhagey ayaa sheegay in doorashadu […]

World

In ka badan 75 qof oo ku dhimatay diyaarad ku burburtay gudaha dalka Columbia

November 29, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

London-(Puntland Mirror) Diyaarad ay saarnaayeen 81 qof, oo ay kamidyihiin ciyaartoy naadi kubada cagta oo Brazil ah ayaa ku burburtay dalka Columbia, sida ay wararka sheegayaan. Booliiska Columbia ayaa sheegaya in ka badan 75 qof oo […]

World

Ninkii geystay weerarka jaamacada gobolka Ohio ee Mareykanka oo la aqoonsaday in uu Soomaali ahaa

November 29, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Ohio-(Puntland Mirror) Ninkii geystay weerar ka dhacay Jaamacada gobolka Ohio ayaa la aqoonsaday in uu ahaa Soomaali, kaasoo arday ka ahaa jaamacada, sida ay sheegeen saraakiisha Mareykanka. Cabdirisaaq Cali Cartan oo 18-sanno jir ah ayaa […]

World

Ugu yaraan sagaal qof oo ku dhaawacantay weerar ka dhacay jaamacada gobolka Ohio ee Mareykanka

November 28, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Ohio-(Puntland Mirror) Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhaawacmay weerar ka dhacay Jaamacada gobolka Ohio kaasoo ay qaadeen labo qof maanta oo Isniin ah, sida ay sheegeen warbaahinta Mareykanka. Warbaahinta maxaliga ah ayaa kusoo waramay […]

Posts navigation

1 2 … 14 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Tirada dhimashada qaraxii makhaayada Luul Yemeni oo gaartay 22 qof

    March 6, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada dhimashada qaraxii gelinkii dambe ee Jimcada ka dhacay makhaayad kutaala Muqdisho ayaa gaartay 22 qof, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan laamaha ammaanka. Qaraxa ayaa ka dhacay makhaayada Luul Yemeni, taasoo ah meherad [...]
  • Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya

    February 24, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim tahahy si horey loogu sii socdo oo xal looga gaaro doorashooyinka Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada subaxnimadii hore ee Arbacada. [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19

    February 23, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa laga helay xanuunka COVID-19 waxaana uu ku karantiilanyahay dalka Burundi. “Maalintii sideedaad ayaan ku jiraa karantiil dalka Burundi oo aan umid shir maxaa yeelay waxaa igu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Madaxweynaha Puntland oo ku jeeda magaalo xeebeedka Boosaaso si uu u soo gabagabeeyo heshiiska guddoomiyihii hore ee gobolka Bari

    October 24, 2016 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Isniin ah safar shaqo ku tagi doona magaalo xeebeedka Boosaaso, sida ay sheegeen ilo-wareedyada. Madaxweynaha Puntland ayaa la filayaa in uu soo afmeero heshiiska [...]
  • Deyr rainfall starts in Puntland

    September 20, 2017 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Moderate of Deyr rains lashed parts of Puntland regions, Somalia on Wednesday, residents told Puntland Mirror. The regions received the rain include, Bari, Karkaar and Nugaal, according to residents. In Somalia, the Deyr [...]
  • Wiil uu dhalay Faysal Cali Waraabe oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka geystay dalka Suuriya

    January 14, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wiil uu dhalay Faysal Cali Waraabe, oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Wadani ee Somaliland, ayaa lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka geystay gudaha dalka Suuriya dabayaaqadii sanadkii lasoo dhaafay ee 2017, sida uu [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions