• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2017May

Month: May 2017

Somalia

Turkiga oo Soomaaliya u diray 15,000 tan oo caawimaad ah inta lagu jiro bisha Ramadaan

May 28, 2017 Puntland Mirror 0

Ankara-(Puntland Mirror) Turkiga ayaa 15,000 tan oo gargaar ah u soo diray Soomaaliya inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan. Isaga oo la hadlayay wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu Kerem Kinik oo ah madaxweynaha […]

World

Ciidamada Ciraaq oo ku sii siqaya meeshii ugu dambeysay ee Daacish ay ka heysatay galbeedka magaalada Mowsil

May 27, 2017 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Mowsil-(Puntland Mirror) Ciidamada Ciraaq ayaa ku sii siqaya meeshii ugu dambeysay ee Daacish ay ka heysatay galbeedka magaalada Mowsil, sida uu sheegay taliye Ciraaqi ah. “Ciidamada huwanta ah waxay saakaydii hore u dhaqaaqeen sidii ay […]

Puntland

Maxkamada ciidamada Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay shan xubnood oo katirsan Al-Shabaab

May 27, 2017 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Puntland ee gudaha magaalo xeebeedka Boosaaso ayaa maanta oo Sabti ah dil toogasho ah ku xukuntay shan xubnood oo katirsan Al-Shabaab. Cabdifataax Xaaji Aadan, guddoomiyaha maxkamada ciidamada Puntland ayaa iclaamiyay go’aanka […]

English News

Puntland military court sentences five Al-Shabab members to death

May 27, 2017 Puntland Mirror 0

Bosaso-(Puntland Mirror) A Puntland military court in port town of Bosaso has on Saturday sentenced five Al-Shabab members to death. Col. Abdifatah Haji Adan, the chairman of Puntland military court has announced the final decision […]

English News

President Farmajo: I’m seeking to build a professional army

May 27, 2017 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo said that rebuilding of the army is the first priority of his government. In an interview with Asharq Al-Awsat newspaper Farmaajo said: “I am seeking to build a professional […]

Somalia

Madaxweyne Farmaajo: Waxaan doonaya in la dhiso ciidan xirfadle ah

May 27, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in dib u dhiska ciidamada ay tahay mudnaanta kowaad ee dowladdiisa. Wareysi uu siiyay wargeyska Asharq Al-Awsat Farmaajo ayaa yiri: “Waxaan doonaya in la dhiso ciidan […]

Somalia

Koonfur Kuuriya oo cutub ciidamada badda ah u dirtay Soomaaliya kadib markii burcadbadeedu ay afduubteen dooni kalluumaysi oo laga leeyahay Koonfur Kuuriya

May 27, 2017 Puntland Mirror 0

Seoul-(Puntland Mirror) Koonfur Kuuriya ayaa cutub katirsan ciidankeeda badda u soo dirtay biyaha Soomaaliya kadib markii burcadbadeeda la sheegay in ay afduubteen dooni kalluumaysi oo laga leeyahay Koonfur Kuuriya, wakaalada wararka AP ayaa sidaa ku […]

English News

South Korea sent naval unit to Somalia after pirates hijacked South Korean fishing vessel

May 27, 2017 Puntland Mirror 0

Seoul-(Puntland Mirror) South Korea’s military dispatched a naval unit in waters off Somalia after pirates reportedly hijacked a South Korean fishing vessel, AP news agency reported quoted an official from the Defense Ministry as saying the vessel, […]

Jubaland

Bisha barakaysan ee Ramadaan oo laga arkay gudaha Soomaaliya

May 26, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa laga arkay gudaha Soomaaliya gaar ahaan gobolada Puntland, gobolada dhexe, gobolada Koonfur-galbeed iyo Somaliland, dadka deegaanka ayaa u sheegay warsidaha Puntland Mirror. Masuuliyiinta Soomaalida ayaa iclaamiyay in maalinta […]

English News

Ramadan crescent sighted in Somalia

May 26, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) The crescent of Ramadan holy month has been sighted in Somalia particularly in Puntland regions, central regions, Southwest regions and Somaliland, residents told Puntland Mirror. Somali authorities have announced that the first day of […]

Posts navigation

1 2 … 12 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Safiirka Ruushka u fadhiyay gudaha Turkiga oo la toogtay

    December 19, 2016 0
    Ankara-(Puntland Mirror) Safiirka Ruushka u fadhiyay gudaha Turkiga ayaa lagu dilay weerar qori loo adeegsaday oo ka dhacay gudaha caasimada Turkiga ee Ankara, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibada Ruushka. Andrey Karlov oo ahaa safiirka [...]
  • In ka badan 400 oo dadka deegaanka Qandala ah oo ka cararay guryahooda baqdin ay ka qabaan dagaalo

    October 29, 2016 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) In ka badan 400 oo dadka deegaanka Qandala ah ayaa ka cararay guryahooda, iyaga oo ka baqaya isku dhacyo kadib markii ay halkaas yimaadeen dagaalyahano ISIS ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Maxamed [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo kulan kula yeeshay Nairobi dhiggiisa Kenya

    March 12, 2020 0
    Nairobi-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Arbacadii kulan kula yeeshay magaalada Nairobi dhiggiisa Kenya Raychelle Omamo. Labada masuul ayaa ka wadahadlay sidii loo yarayn lahaa wixii khilaaf ah ee jira, loona [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions