• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ April 7, 2021 ] Wadahadalada u dhaxeeya madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah oo dib u bilaabmay Somalia
  • [ March 31, 2021 ] Al-Shabab Militant Group Asks Somalis to Shun AstraZeneca Shots on Effects English News
  • [ March 29, 2021 ] Madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya oo kulan la yeeshay xubno ka socda beesha caalamka Somalia
  • [ March 28, 2021 ] Somalia Says Kenyan Move to Close Camps is Politically Motivated English News
  • [ March 27, 2021 ] Kulan u dhaxeeya madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho Somalia
Home2017January

Month: January 2017

World

Ugu yaraan labo qof oo ku dhimatay weerar is-qarxin ah oo maleeshiyada Xuutiyiinta ay la beegsadeen markab dagaal oo Sucuudigu lahaa

January 31, 2017 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Riyadh-(Puntland Mirror) Labo bad-maax ayaa geeriyooday kadib markii maleeshiyaad Shiico ah ay weerar is-qarxin ah ku qaadeen Markab dagaal oo Sucuudigu lahaa oo ilaalo ka hayay Badda Cas, sida ay sheegeen saraakiisha milatariga Sucuudiga. Weerarka […]

Somalia

Dood madaxeedkii Soomaaliya oo fashilantay kadib markii musharixiintu diideen in ay ka qaybgalaan

January 31, 2017 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa diiday in ay ka qaybgalaan dooda madaxweynaha, taasoo la qorsheeyay in maanta oo Talaado ah lagu qabto gudaha Muqdisho. Sida ay ilo-wareedyadu sheegayaan, dooda ayaa fashilantay kadib markii loo […]

English News

Somalia’s presidential debate failed after candidates refused to participate

January 31, 2017 Abdi Omar Bile 0

Garowe-(Puntland Mirror) Somali Presidential candidates have refused to attend the presidential debate, which is scheduled to be held in Mogadishu on Tuesday. According to the sources, the debate failed after state-run media (SNTV) has been chosen […]

Somalia

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo sheegay in uu aad uga xunyahay amarka dadka Soomaaliyeed looga mamnuucayo in ay galaan gudaha dalka Mareykanka

January 31, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu aad uga xunyahay amarka dadka Soomaaliyeed looga mamnuucayo in ay galaan gudaha dalka Mareykanka waxaana uu rajo ka muujiyay in masuuliyiinta Mareykanka ay […]

Puntland

Booliiska Garoowe oo xiray nin la raadinayay oo kamid ah koox dhalinyaro ah oo degmada Galdogob kufsi ka geysatay

January 30, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska Garoowe ayaa xalay oo isniin ahayd xiray mid kamid ah wiilal deegaanka ah kuwaasoo bishii lasoo dhaafay gudaha degmada Galdogob ee goboka Mudug ku kufsaday gabar 16-sanno jira ah, sida uu […]

English News

Garowe police arrest wanted man for rape in Galdogob district

January 30, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Garowe police on Monday arrested one of the local boys who raped 16-year old girl in Galdogob district last month, Garowe police commissioner Mohamoud Muse Bile also called (Fardaful) told Puntland Mirror over […]

Somalia

Cabdiraxmaan Bayle: Doorashada madaxweynuhu waxay u dhici doontaa si xalaal ah

January 30, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Guuddoomiyaha guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ay si xalaal ah u dhici doonto. “Murashixiintu waxa ay hor imaanayaan meel cadaan ah, xildhibaanada […]

Somalia

Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday ee dowladda federaalka Soomaliya oo u safray Addis Ababa si uu uga qeybgalo shir madaxeedka Afrika

January 30, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday ee dowladda federaalka Soomaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah u safray magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Xasan Shiikh ayaa halkaas uga qaybgali doona shir madaxeedka Afrika […]

World

Ugu yaraan shan qof oo lagu dilay gudaha masjid kuyaala magaalada Quabec ee Canada kadib markii niman hubaysan ay rasaas ku fureen

January 30, 2017 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Toronto-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan qof ayaa lagu dilay dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii niman qoryo ku hubaysan ay rasaas ku fureen masaajid kuyaala gudaha magaalada Quebec ee dalka Canada xilli lagu […]

Somalia

Soomaaliya oo markeedii ugu horeysay dood u qaban doonta musharixiinta madaxweynaha

January 30, 2017 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa markeedii kowaad dood u qabanaysa musharixiinta madaxweynaha iyadoo ay soo aadantahay doorashada bisha soo socota. Dooda ayaa ka dhici doonta maanta oo Isniin ah caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, sida qorshuhu yahay. […]

Posts navigation

1 2 … 17 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya oo kulan la yeeshay xubno ka socda beesha caalamka

    March 29, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah kulan Muqdisho kula yeeshay xubno ka socda beesha caalamka. Intii kulanku uu socday, waxaa looga hadlay sidii xal looga gaari lahaa [...]
  • Kulan u dhaxeeya madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

    March 27, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulan u dhaxeeya madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlayaa xaalada dalka gaar ahaan ismari-waaga ka taagan doorashada, sida lagu [...]
  • Madaxweynaha Jubbaland oo xilka ka qaaday wasiirkiisii amniga Cabdirashiid Janan

    March 24, 2021 0
    Kismaayo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilka ka qaaday wasiirkiisii amniga Cabdirashiid Xassan Cabdinuur oo loo yaqaan “Janan” kadib markii uu hehiis la galay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Janan oo ciidamo uu wato dhowr [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Somali Interior Minister to visit Beled Hawo amid tension over Kenya’s building wall

    January 1, 2018 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) Somali Interior Minister Abdi Farah Saeed Juha will visit Beled Hawo town in Gedo region this week, state-run news agency SONNA said on Monday. During his visit in Beled Hawo, the minister is [...]
  • Mareykanka oo $17 milyan siinaya Soomaaliya si ay uga caawiso la dagaalanka coronavirus

    June 18, 2020 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa $17 milyan siinaya Soomaaliya si ay uga caawiso jawaabta dalka ee ku aadan xanuunka coronavirus, sida ay war-saxaafadeed ku sheegtay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya maanta oo Khamiis ah. “Caawimaada ayaa gacan [...]
  • Wasiirka arrimaha dibada Ruushka oo Madaxweyne Putin u jeediyay in 35 diblomaasi oo Mareykan ah laga ceyriyo Ruushka si looga jawaabceliyo go’aankii Mareykanka

    December 30, 2016 0
    Moscow-(Puntland Mirror) Ruushka ayaa maanta oo Jimce ah iclaamiyay inuu qorshaynayo inuu dalkiisa ka saaro 35 diblomaasi oo Mareykan ah iyadoo looga jawaabcelinayo cunaqabataynta Washington, sida ay ku warameen wakaaladaha wararka Ruushka. Wasiirka arrimaha dibada [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions