• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ April 14, 2021 ] EU, U.S. Weigh Action After Somalia’s President Extends Mandate Without Election English News
  • [ April 14, 2021 ] Mareykanka oo ugu hanjabay Dowladda Federaalka Soomaaliya in uu saari doono cunoqabatayn haddii la fuliyo muddo kororsiga Somalia
  • [ April 12, 2021 ] Saadiq Joon oo xilka laga qaaday kadib markii uu hor istaagay kulan baarlamaanka wakhtigiisu dhammaaday Somalia
  • [ April 7, 2021 ] Wadahadalada u dhaxeeya madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah oo dib u bilaabmay Somalia
  • [ March 31, 2021 ] Al-Shabab Militant Group Asks Somalis to Shun AstraZeneca Shots on Effects English News
HomeSomaliaSouth-Central

South-Central

Home

Al-Shabaab oo sheegtay in dagaalyanadooda ku dileen bartamaha Soomaaliya 40 askari oo Itoobiyaan ah

June 9, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada al-Shabaab ee  ka dagaalanta gudaha Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dileen ugu yaraan 40 askari oo Itoobiyaan ah kadib markii ay maleeshiyada weerar saakay oo Khamiis ah ku qaadeen saldhig ciidamada Itoobiya […]

Home

Al-Shabaab oo weerartay saldhig ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin gobolada dhexe ee Soomaaliya

June 9, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada al-Shabaab ayaa weerartay saldhig ay leeyihiin ciidamada Itoobiya kadb markii gaari miinaysan ay ku qarxiyeen gudaha saldhiga maanta oo Khamiis ah, sida ay sheegtay kooxda. Deegaanka weerarka dhacay ayaa lagu magacaabaa Halgan […]

Home

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo xariga ka jaray dhismaha safaarada cusub Turkiga

June 3, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga a ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray dhisamaha cusub ee Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Da’uud Aweys oo ku sugan Xafladda furitaanka Safaaradda Cusub ee Turkiga […]

Posts navigation

« 1 … 13 14

Follow on Facebook

Most Read

  • Saadiq Joon oo xilka laga qaaday kadib markii uu hor istaagay kulan baarlamaanka wakhtigiisu dhammaaday

    April 12, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Taliyihii ciidanka booliiska Muqdisho ayaa xilka laga qaaday waxyar kadib markii shir jaraaid oo uu qabtay uu ku sheegay in uu hor istaagay kulan u balansanaa golaha baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Shirka jaraaid, [...]
  • Madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya oo kulan la yeeshay xubno ka socda beesha caalamka

    March 29, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah kulan Muqdisho kula yeeshay xubno ka socda beesha caalamka. Intii kulanku uu socday, waxaa looga hadlay sidii xal looga gaari lahaa [...]
  • Kulan u dhaxeeya madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

    March 27, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulan u dhaxeeya madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlayaa xaalada dalka gaar ahaan ismari-waaga ka taagan doorashada, sida lagu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Mareykanka oo sheegay in 35 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ay ku dileen gobolka Hiiraan

    February 26, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Milatariga Mareykanka ayaa Isniintii sheegay in ay duqeyn ku dileen 35 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab. Mareykanka ayaa fuliya weeraro joogto ah gudaha Soomaaliya iyaga oo taageeraya Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo muddo sannooyin ah [...]
  • Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya oo u safray Addis Ababa si uu uga qaybgalo shirka urur goboleedka IGAD

    August 5, 2016 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Jimce ah u safray magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Madaxweynaha ayaa Addis Ababa kaga qaybgali doona shirka wadamada ku bahoobay urur goboleedka [...]
  • Puntland security minister has successful kidney transplant

    December 2, 2016 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s security minister, Abdi Hersi Ali Qarjab has undergone a successful kidney transplant operation in India on Friday, his family members confirmed to Puntland Mirror. The minister’s condition is good and the new [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions