Dagaalka ayaa bilaabmay subaxnimadii hore ee maanta oo Isniin ah, sida ay wararka sheegayaan.
Ma jirto wax faahfaahin ah deg deg ah oo ku saabsan khasaaraha dagaalka ka dhashay oo la ogyahay.
Labada dhinac ayaa deegaankaas ku dagaalamay asbuucyadii lasoo dhaafay.