• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ January 16, 2021 ] Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub Somalia
  • [ January 14, 2021 ] Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay Somalia
  • [ January 9, 2021 ] Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021 Puntland
  • [ January 3, 2021 ] Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii ugu horeysay oo Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadka 2021 Somalia
  • [ December 29, 2020 ] Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2021 Somalia
Home2020December

Month: December 2020

Somalia

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2021

December 29, 2020 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2021, sida uu sheegay Wasiirka Maaliyada Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Miisaaniyadda 2021, taasoo ay xildhibaanadu ansixiyeen, ayaa lagu qiyaasayaa $671.8 milyan, […]

Puntland

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo shaqada ka joojisay duqa degmada Gaalkacyo

December 26, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa shaqada ka joojisay duqa degmada Gaalkacyo Saahid Maxamuud Cali, iyadoo sheegtay in go’ankaas la sameeyay kadib markii la tixgeliyay cabashooyin ka yimid dadka deegaanka, sida lagu sheegay bayaan […]

Somalia

Madaxda Puntland iyo Galmudug oo ka wadahadlaya arrimaha doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya

December 24, 2020 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Middor) Kulan u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo hoggaamiyaha maamulka Galmudug Axmed Cabdikariim Qoor-Qoor ayaa ka furmay magaalada Gaalakcyo ee gobolka Mudug maanta oo Khamiis ah. Kulanka oo ay ka qeybgalayaan xubno […]

Somalia

Ciidamada Mareykanka ee hoostaga Holwgalka AFRICOM oo bilaabi doona in ay ka baxaan Soomaaliya

December 21, 2020 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada Mareykanka ee katirsan Holwgalka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa bilaabi doona in ay ciidamadooda kala baxaan Soomaaliya, sida ay ku warantay warbaahinta caalamiga ah ee arrimaha dhaqaalaha ka faaloota ee Bloomberg, oo […]

Somalia

Tirada dadka ku dhintay qaraxii Gaalkacyo oo gaartay ilaa 14 qof

December 19, 2020 Abdi Omar Bile 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Tirada dadka ku dhintay weerar ismiidaamin ahaa oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa gaartay ilaa 14 qof, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka. Weerarka ayaa Jimcadii ka dhacay albaabka […]

Somalia

Soomaaliya oo xiriirka diblomaasiyadeed u jartay Kenya

December 15, 2020 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa xiriirka diblomaasiyadeed u jartay Kenya, iyadoo ku eedaysay in ay farogelin ku hayso arrimaheeda gudaha, sida Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe uu ku sheegay muuqaal laga sii daayay taleefishinka dowladda. […]

Somalia

Kulan u dhaxeeya masuuliyiinta sare ee Puntland iyo Raysulwasaaraha DFS oo ka furmay Garoowe

December 12, 2020 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Kulan u dhaxeeya masuuliyiinta sare ee Puntland iyo Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Kulanka oo ahaa kii ugu horeeyay tan iyo markii […]

Somalia

Madaxweyne Trump oo amar ku bixiyay in intooda badan ciidamada Mareykanka laga saaro Soomaaliya ilaa Janaayo 2021

December 5, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in inta badan ciidamada Mareykanka laga saaro Soomaaliya ilaa Janaayo 15-keeda, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Waaxda Difaaca Mareykanka (Pentagon). Qoraalka ka soo baxay […]

Puntland

Baarlamaanka Puntland oo xasaanada ka qaaday sideed xubnood

December 3, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah xasaanada ka qaaday sideed xubnood kuwaasoo lagu eedeeyay kala qeybin xubnaha baarlamaanka dhexdiisa iyo dano ka dhan ah Puntland, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan golaha. […]

Puntland

Air Djibouti oo shil ku gashay garoonka diyaaraddaha Garoowe, ma jirto wax khasaare ah

December 2, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Diyaaradda Air Djibouti ayaa maanta oo Arbaco ah shil ku gashay garoonka diyaaraddaha ee Garoowe, sida ay sheegeen masuuliyiinta garoonka iyo maamulka diyaaradda. Diyaaradda oo nooceedu ahaa Boeing 737 ayaa ka baxday dhabaha […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay

    January 14, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Bay Arbacadii, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed. Hal xarun oo ay [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021

    January 9, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Shaqaalaha rayid ah, golaha wasiiradda, golaha baarlamaanka, iyo ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa loo kordhin doonaa mushahaarka laga bilaabo bishaan Janaayo 2021, sidaa waxaa munaasibad lagu qabtay Garoowe ka sheegay Madaxweyne [...]
  • Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii ugu horeysay oo Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadka 2021

    January 3, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Saddex xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn Mareykanku la beegsaday xarumo ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Mareykanka [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • U.S. airstrike kills 2 Al-Shabab militants near Kismayo

    August 22, 2018 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) Two Al-Shabab militants were killed in U.S. airstrike in Somalia, the U.S. military’s Africa Command said in a Wednesday statement. The strike took place about 46 km northeast of Kismayo port town in [...]
  • Askari katirsan ciidanka Puntland oo lagu dilay is rasaasayn ka dhacday gobolka Bari

    September 12, 2017 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Askari katirsan ciidanka Puntland ayaa lagu dilay is rasaasayn ka dhacday deegaanka Ceel Daahir oo katirsan magaalada Carmo ee gobolka Bari, sida ay ku warantay idaacada Radio Daljir. Is rasaasaynta ayaa timid markii [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo isbadal ku sameeyay golihiisa wasiiradda

    May 23, 2020 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa isbadal ku sameeyay golihiisa wasiiradda fiidnimadii Jimcada. Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday wasiirka kalluumeysiga iyo khayraadka badda Faarax Cawaash iyo wasiirka warfaafinta Cali Sabaray. Deni ayaa sidoo [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions