• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2020

Year: 2020

Somalia

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2021

December 29, 2020 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2021, sida uu sheegay Wasiirka Maaliyada Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Miisaaniyadda 2021, taasoo ay xildhibaanadu ansixiyeen, ayaa lagu qiyaasayaa $671.8 milyan, […]

Puntland

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo shaqada ka joojisay duqa degmada Gaalkacyo

December 26, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa shaqada ka joojisay duqa degmada Gaalkacyo Saahid Maxamuud Cali, iyadoo sheegtay in go’ankaas la sameeyay kadib markii la tixgeliyay cabashooyin ka yimid dadka deegaanka, sida lagu sheegay bayaan […]

Somalia

Madaxda Puntland iyo Galmudug oo ka wadahadlaya arrimaha doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya

December 24, 2020 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Middor) Kulan u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo hoggaamiyaha maamulka Galmudug Axmed Cabdikariim Qoor-Qoor ayaa ka furmay magaalada Gaalakcyo ee gobolka Mudug maanta oo Khamiis ah. Kulanka oo ay ka qeybgalayaan xubno […]

Somalia

Ciidamada Mareykanka ee hoostaga Holwgalka AFRICOM oo bilaabi doona in ay ka baxaan Soomaaliya

December 21, 2020 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada Mareykanka ee katirsan Holwgalka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa bilaabi doona in ay ciidamadooda kala baxaan Soomaaliya, sida ay ku warantay warbaahinta caalamiga ah ee arrimaha dhaqaalaha ka faaloota ee Bloomberg, oo […]

Somalia

Tirada dadka ku dhintay qaraxii Gaalkacyo oo gaartay ilaa 14 qof

December 19, 2020 Abdi Omar Bile 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Tirada dadka ku dhintay weerar ismiidaamin ahaa oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa gaartay ilaa 14 qof, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka. Weerarka ayaa Jimcadii ka dhacay albaabka […]

Somalia

Soomaaliya oo xiriirka diblomaasiyadeed u jartay Kenya

December 15, 2020 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa xiriirka diblomaasiyadeed u jartay Kenya, iyadoo ku eedaysay in ay farogelin ku hayso arrimaheeda gudaha, sida Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe uu ku sheegay muuqaal laga sii daayay taleefishinka dowladda. […]

Somalia

Kulan u dhaxeeya masuuliyiinta sare ee Puntland iyo Raysulwasaaraha DFS oo ka furmay Garoowe

December 12, 2020 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Kulan u dhaxeeya masuuliyiinta sare ee Puntland iyo Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Kulanka oo ahaa kii ugu horeeyay tan iyo markii […]

Somalia

Madaxweyne Trump oo amar ku bixiyay in intooda badan ciidamada Mareykanka laga saaro Soomaaliya ilaa Janaayo 2021

December 5, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in inta badan ciidamada Mareykanka laga saaro Soomaaliya ilaa Janaayo 15-keeda, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Waaxda Difaaca Mareykanka (Pentagon). Qoraalka ka soo baxay […]

Puntland

Baarlamaanka Puntland oo xasaanada ka qaaday sideed xubnood

December 3, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah xasaanada ka qaaday sideed xubnood kuwaasoo lagu eedeeyay kala qeybin xubnaha baarlamaanka dhexdiisa iyo dano ka dhan ah Puntland, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan golaha. […]

Puntland

Air Djibouti oo shil ku gashay garoonka diyaaraddaha Garoowe, ma jirto wax khasaare ah

December 2, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Diyaaradda Air Djibouti ayaa maanta oo Arbaco ah shil ku gashay garoonka diyaaraddaha ee Garoowe, sida ay sheegeen masuuliyiinta garoonka iyo maamulka diyaaradda. Diyaaradda oo nooceedu ahaa Boeing 737 ayaa ka baxday dhabaha […]

Posts navigation

1 2 … 33 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Shan qof oo ku dhimatay gaari lagu dhuftay dad Yuhuud ah gudaha magaalada Qudus

    January 8, 2017 0
    Qudus-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan qof oo ay kamidyihiin afar Yuhuud ah iyo qofka weerarka lagu eedeeyay oo Falastiini ah ayaa la dilay kadib markii gaari lagu dhuftay dad marayay wado kutaala magaalada Qudus maanta [...]
  • UK oo balanqaaday £100 milyan oo Euro ah oo lagu caawinayo dadka ay abaartu saameysay ee gudaha Soomaaliya

    February 22, 2017 0
    London-(Puntland Mirror) Boqortooyada Ingiriiska ayaa siin doonta Soomaaliya caawimaad dhaqaale oo gaaraysa £100 milyan oo Euro ah si wax looga qabto digniinta macaluusha ee dalka ka jirta. Dhaqaalaha gargaarka ah ee ay UK balanqaaday ayaa [...]
  • Puntland oo xirtay xafiiska ay Garoowe ku lahaayeen Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya

    February 6, 2020 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa xirtay xafiiska Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku lahaayeen Garoowe, sida lagu sheegtay war-saxaafadeed ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha Puntland maanta oo Khamiis ah. “Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions