Kulanka oo ay ka qeybgalayaan xubno wasiiro ah oo labada dhinac ka socda, ayaa diiradda lagu saarayaa guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan doorashooyinka soo socda, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyadda Puntland.

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions
Be the first to comment