• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2016June

Month: June 2016

Somalia

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo dib u magacaabay guddiga doorashada heer federal

June 30, 2016 Puntland Mirror 0

  Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal oo dib u habeyn kooban lagu sameeyay xubnihiisa. Guddigan ayaa waxaa […]

Somalia

Ugu yaraan 18 qof oo ku dhimatay qarax miino oo ka dhacay meel u dhow Muqdisho

June 30, 2016 Puntland Mirror 0

  Muqdisho-(Puntland Mirror) Miinada dhulka lagu aaso ayaa ugu yaraan 18 qof oo shacab ah ku dishay deegaanka Lafoole oo u dhow caasimada Soomaaliya, Muqdisho, sida ay sheegeen booliska. “Dhamaan 18 qof oo gaari bas […]

English News

Roadside bomb kills at least 18 near Mogadishu

June 30, 2016 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

  Mogadishu-(Puntland Mirror) Roadside bomb has killed at least 18 civilians in Lafole area near the Somali capital, Mogadishu. Police said. “All the 18 people on board the mini-bus are dead and burnt. A remotely […]

English News

President Abdiweli to travel to Galkayo on Thursday

June 30, 2016 Puntland Mirror 0

  Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s President Abdiweli Mohamed Ali is expected to travel Galkayo on Thursday, official said. “Today the President Abdiweli will travel to Galkayo to make improvements about the security measures of the town […]

Puntland

Madaxweyne Cabdiweli oo maanta oo Khamiis ah u safraya Gaalkacyo

June 30, 2016 Puntland Mirror 0

  Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa la filayaa maanta oo Khamiis ah inuu u safro magaalada Gaalkacyo, sida ay sheegeen saraakiil dowlada ah. “Maanta Madaxweynaha wuxuu safar ugu baxayaa Gaalkacyo si […]

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii garoonka diyaaradaha Istanbul

June 29, 2016 Abdi Omar Bile 0

  Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa si weyn u cambaareeyay weerarkii ka dhacay garoonka diyaaradaha Istanbul kaasoo ay ku dhinteen dad gaaraya 36 qof. “Dhabtu waxay tahay argagixisada waxay bartilmaameedsanayaan […]

English News

Somali President condemns Istanbul airport attack

June 29, 2016 Abdi Omar Bile 0

  Mogadishu-(Puntland Mirror) Somali President Hassan Sheikh Mohamoud has condemned the terrorist attack at the airport in Istanbul in Turkey. “The fact that the terrorists would target innocent people in such a brutal and unforgivable […]

Somalia

Sawiro: Maleeshiyada al-Shabaab oo qabatay diyaarad drone ah

June 29, 2016 Abdi Omar Bile 0

  Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada ka dagaalanta Soomaaliya ee al-Shabaab ayaa sheegtay in ay ku qabteen gobolka Shabeellaha hoose diyaarad yar oo drone ah. Warbaahinta taageerta maleeshiyada al-Shabaab ayaa sii daysay sawirada diyaarada drone-ka ah.   […]

English News

Somalia’s al-Shabab militants seizes surveillance drone

June 29, 2016 Abdi Omar Bile 0

  Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia’s al-Shabab militants says it has captured a surveillance drone after it crashed in Lower Shabelle region of southern Somalia yesterday. The pro-al-Shabab media released pictures to be of the surveillance drone. […]

English News

Attack at Istanbul Ataturk Airport, at least 36 dead

June 29, 2016 Abdi Omar Bile 0

  At least 36 people are dead and 147 more have been wounded in multiple suicide attacks at Istanbul’s Ataturk International Airport, according to Turkish Prime Minister Binali Yildirim. Some of the wounded are in critical condition but many others suffered minor […]

Posts navigation

1 2 … 21 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Turkish Prime Minister invited to London Somalia Conference

    May 10, 2017 0
    London-(Puntland Mirror) Turkish Prime Minister Binali Yildirim was invited to attend in the London Somalia Conference 2017 to be held on May 10-12, state-run Anadolu news agency reported. Yildirim would pay an official visit to [...]
  • Wasiirkii Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Puntland oo iscasilay

    September 23, 2018 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirkii Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Puntland Cali Cabdullaahi Warsame ayaa xilka iskacasilay maanta oo Axad ah, isaga oo ku andacooday musuqmaasuq ka dhex jira mashaariic horumarineed. Warqada iscasilaadiisa, Cali ayaa ku sheegay [...]
  • Breaking: Car bomb hit Naasahablood hotel in Mogadishu

    June 25, 2016 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) A car bomb has exploded outside the Naasahablood hotel in the Somali capital, Mogadishu, according to the local media in Mogadishu. According to the reports from Mogadishu the blast was followed by gunfire. [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions