• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ March 8, 2021 ] Wefdiga Soomaaliya ku metelaya dhageysiga dacwada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya oo u safray Hague Somalia
  • [ March 6, 2021 ] Tirada dhimashada qaraxii makhaayada Luul Yemeni oo gaartay 22 qof Somalia
  • [ February 24, 2021 ] Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya Puntland
  • [ February 23, 2021 ] Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19 Somalia
  • [ February 21, 2021 ] Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho Somalia
Home2017March

Month: March 2017

World

Ugu yaraan 22 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay waqooyiga-galbeed ee Pakistan

March 31, 2017 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Islamabad-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 22 qof ayaa ku naf waayay tobonaan kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax maanta oo Jimce ah ka dhacay suuq mashquul badan oo kuyaala waqooyiga-galbeed ee dalka Pakistan, sida ay xaqiijiyeen […]

English News

President Trump grants U.S. military more authority to attack Al-Shabab militants in Somalia

March 31, 2017 Puntland Mirror 0

The White House has granted the U.S. military broader authority to carry out strikes in Somalia against al Qaeda-linked al Shabaab militants, the Pentagon said on Thursday, the latest sign President Donald Trump is increasing […]

Somalia

Madaxweyne Trump oo ciidamada milatariga Mareykanka u ogolaaday in ay weeraro badan ku qaadi karaan maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan gudaha Soomaaliya

March 31, 2017 Puntland Mirror 0

Washington-(Puntland Mirror) Aqalka Cad ayaa damaanad siiyay in ciidamada milatariga ee Mareykanka ay awood balaaran u haystaan qaaditaanka weeraro duqayn ah oo ka dhaca gudaha Soomaaliya oo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab, sida ay sheegtay […]

English News

Somali new cabinet ministers held its first meeting in Mogadishu

March 30, 2017 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia’s new cabinet ministers held its first meeting in Mogadishu on Thursday after the parliament approved them. The meeting was attended by all the new cabinet ministers and chaired by Prime Minister Hassan […]

Technology

Samsung oo daaha ka qaaday taleefoonkeeda cusub ee Galaxy S8

March 30, 2017 Puntland Mirror 0

Seoul-(Puntland Mirror) Shirkada Samsung ayaa shalay oo Arbaco ahayd  daaha ka qaaday taleefoonkeeda gacanta ugu sareeya oo ah kuwa-caqliga badan ee loo yaqaan (smartphone) oo noociisu yahay Galaxy S8, kaasoo suuqyada caalamka soo galaya 21 […]

Somalia

Golaha wasiiradda cusub ee Soomaaliya oo kulankoodii ugu horeeyay yeeshay kadib markii ay codka kalsoonida ka heleen baarlamaanka

March 30, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda cusub ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah gudaha Muqdisho ku yeeshay kulankoodii kowaad kadib markii ay codka kalsoonida ka heleen xildhibaanada baarlamaanka. Kulanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay dhammaan golaha wasiiradda […]

World

Shir-weynaha Jaamacada Carabta oo ka furmay dalka Cumaan

March 29, 2017 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Amman-(Puntland Mirror) Shir-weynaha sanadlaha ah ee wadamada Jaamacada Carabta ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay dalka Cumaan. Shirka oo soconaya hal maalin ayaa waxaa kasoo qaybgalay 18 dal. Dhibaatooyinka adag ee ka jira dhowr […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay danjiraha Finland u qaabilsan Soomaaliya

March 29, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed ayaa maanta oo Arbaco ah kulan la yeeshay Tarja Fernandez oo ah danjiraha Finland u qaabilsan Soomaaliya. Kulanka ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada Puntland oo kutaala caasimada Puntland […]

English News

Puntland President meets with Finland ambassador to Somalia

March 29, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s President Abdiweli Mohamed Ali on Wednesday met with Finland ambassador to Somalia Tarja Fernandez. The meeting took place at the Puntland Presidential Place in the capital, Garowe. After the meeting, the president […]

English News

Somali Parliament approves new cabinet ministers proposed by PM Khayre

March 29, 2017 Abdi Omar Bile 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somali Parliament on Thursday approved a new cabinet ministers proposed by Prime Minister Hassan Ali Khayre. 224 of the 241 members of the parliament voted with a show of hands in favor of […]

Posts navigation

1 2 … 14 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Tirada dhimashada qaraxii makhaayada Luul Yemeni oo gaartay 22 qof

    March 6, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada dhimashada qaraxii gelinkii dambe ee Jimcada ka dhacay makhaayad kutaala Muqdisho ayaa gaartay 22 qof, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan laamaha ammaanka. Qaraxa ayaa ka dhacay makhaayada Luul Yemeni, taasoo ah meherad [...]
  • Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya

    February 24, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim tahahy si horey loogu sii socdo oo xal looga gaaro doorashooyinka Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada subaxnimadii hore ee Arbacada. [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19

    February 23, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa laga helay xanuunka COVID-19 waxaana uu ku karantiilanyahay dalka Burundi. “Maalintii sideedaad ayaan ku jiraa karantiil dalka Burundi oo aan umid shir maxaa yeelay waxaa igu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • RW hore ee Soomaaliya Farmaajo oo Muqdisho tagay

    December 20, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaarihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi ayaa maanta oo Talaado ah tagay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. RW hore sidoo kale loo yaqaan Farmaajo ayaa soo dhaweyn diiran ka helay taageerayaashiisa Muqdisho. [...]
  • Waqooyiga Kuuriya oo afar gantaal oo dhanka hawada ah ku gantay dhanka badda Japan

    March 6, 2017 0
    London-(Puntland Mirror) Waqooyiga Kuuriya ayaa afar gantaal oo dhanka hawada ah ku gantay dhanka badda Japan. Saddex kamid ah gantaalada ayaa ku dhacay aag ganacsiyeedka biyaha gaarka u ah Japan kadib markii ay soo dulmareen [...]
  • Ilaalada madaxtooyada Turkiga oo lagala dirayo

    July 24, 2016 0
    Ankara-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dalka Turkiga Binali Yildirim ayaa sheegay in lagala dirayo ilaalada madaxtooyada kadib markii la xiray ku dhawaad 300 xubnood oo ciidanka ilaalada madaxtooyada kamid ah kadib afgembiga fashilmay. “Ma sii ahaan doonaan [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions