Articles by: Abdi Omar Bile

Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab oo dhoolatus millatari ka sameynaya tuulo kutaala gobolka Shabeellaha Hoose, bishii Febaraayo 17, 2011. [Lahaanshaha Sawirka: AFP]

Afar katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay meel u dhow Kismaayo

Garoowe-(Puntland Mirror) Afar katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu geystay Mareykanku, sida ay sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika maanta oo Jimce ah. Duqeynta ayaa ka dhacday meel qiyaastii 50 kiilo-mitir u jirta waqooyiga magaalo xeebeedka Kismaayo, sida ay bayaan ku sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika, oo intaas ku sii daray in aysan jirin dad shacab ah oo ku[Read More…]

by January 19, 2018 0 comments Somali News
Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab oo dhoolatus millatari ka sameynaya tuulo kutaala gobolka Shabeellaha Hoose, bishii Febaraayo 17, 2011. [Lahaanshaha Sawirka: AFP]

Four Al-Shabab militants killed in US airstrike near Kismayo

Garowe-(Puntland Mirror) Four Al-Shabab militants were killed in US airstrike, US Africa Command said Friday. The strike occurred about 50 kilometers northwest of Kismayo port town Thursday, US Africa Command said in a statement, adding no civilians were killed in this strike. Last year, dozens of Al-Shabab militants were killed in airstrikes, carried out by US, which promised to continue[Read More…]

by January 19, 2018 0 comments English News
Sawirka: Maleeshiyada Al-Shabaab.

Ugu yaraan afar dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ay qaadeen Mareykanku oo ka dhacday meel u dhow Muqdisho

Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan afar dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn ay qaadeen Mareykanku oo ka dhacday meel u dhow Muqdisho, sida ay bayaan ku sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika maanta oo Khamiis ah. Weerarka ayaa fiidnimadii Arbacada ka dhacay meel qiyaas ahaan 25 kaga beegan galbeedka Muqdisho, sida ay sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika. Gaari laga soo[Read More…]

by December 28, 2017 0 comments Somali News
Sawirka: Maleeshiyada Al-Shabaab.

At least four Al-Shabab militants killed in US airstrike near Mogadishu

Garowe-(Puntland Mirror) At least four Al-Shabab militants were killed in US airstrike near Mogadishu, US Africa Command said in a statement on Thursday. The attack occurred on Wednesday evening about 25 km west of Mogadishu, according to US Africa Command. A car packed with explosives was also destroyed in the airstrike, the statement from US Africa Command added. On Wednesday,[Read More…]

by December 28, 2017 0 comments English News
Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre. [Xigashada Sawirka: Getty Images]

Somali PM: My government will not tolerate corruption

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire said his government will not tolerate corruption. “My government is determined not to tolerate any form of corruption and is geared towards eradicating such malpractice.” He said in a tweet on Saturday. Khaire promised in a number of occasions that his government will crackdown on corruption. His last comment came at the[Read More…]

by December 9, 2017 0 comments English News
Ciidamo ilaalo ka haya magaalada Harare maanta oo Arbaco ah. [Xigashada Sawirka: Reuters]

Milatariga Zimbabwe oo gacanta ku dhigay awooda dalka, sheegayna in Madaxweyne Robert Mugabe uu nabad qabo

Harare-(Puntland Mirror) Milatariga Zimbabwe ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen awooda dalka balse waxay sheegeen in Madaxweyne Robert Mugabe oo dalka xukumayay tan iyo 1980, uu nabad qabo. Kadib markii ay la wareegeen taleefishinka dowladda, afhayeen u hadlay ciidamada ayaa iclaamiyay in ay bartilmaameedsanayaan dad ku dhow Mugabe kuwaasoo lagu eedeeyay tabashooyinka dadweyne iyo mida dhaqaale ee dalkaas ka[Read More…]

by November 15, 2017 0 comments World
Ciidamada gaashaaman ee PSF oo ku sugan meel kamid ah gobolka Bari [Sawirka Facebook/PSF]

Puntland’s PSF forces continue clean-up operation against ISIS militants in Bari region

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland Security Forces (PSF) continued their clean-up operation against ISIS militants who are hiding in the region of Bari. In a Facebook post, PSF said the forces have been attacking locations held ISIS in the mountains of Cal Miskaat and Cal Madow of Bari since last week. PSF forces launched their operation against the militants last week, following US[Read More…]

by November 13, 2017 0 comments English News
Abdirahman Omar Osman, the new mayor of Mogadishu. [File]

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo sheegay in ugu yaraan 81 maleeshiyo Al-Shabaab ah lagu dilay gobolka Jubbada Dhexe

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 81 maleeshiyo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay howlgal ay ciidanka dowladda Soomaaliya ka geysteen degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Soomaaliya. Qoraal oo boggiisa Facebook soo dhigay, Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayuu ku sheegay in ciidanku ay bartilmaameedsadeen labo goobood halkaas oo maleeshiyo tababar qaadatay ay doonayeen in ay ka tagaan. Baabuur[Read More…]

by November 11, 2017 0 comments Somali News
Abdirahman Omar Osman, the new mayor of Mogadishu. [File]

At least 81 Al-Shabab militants killed in Middle Juba region, Information Minister says

Mogadishu-(Puntland Mirror) At least 81 Al-Shabab militants were killed in operation by Somali security forces in Jilib district of Lower Juba region, Somali Information Minister said. In a Facebook post, Abdirahman Omar Osman said the forces targeted two locations where trained militants were trying to depart. Military vehicles and weapons were destroyed in the attack, Osman added. On the other[Read More…]

by November 11, 2017 0 comments English News
Ciidamada Ammaanka Puntland oo bilaabay guluf ka dhan ah meelaha ay ku dhuumanayaan maleeshiyada ISIS ee gobolka Bari

Ciidamada Ammaanka Puntland oo bilaabay guluf ka dhan ah meelaha ay ku dhuumanayaan maleeshiyada ISIS ee gobolka Bari

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF ayaa shalay oo Isniin ahayd bilaabay howlgal milatari oo ka dhan ah maleeshiyada ISIS ee ku sugan gobolka Bari ee Puntland. Qoraal ay ku daabaceen boggooda Facebook-ka, PSF ayaa sheegtay in ciidankoodu uu tagay tuulada Timisrhe ee gobolka Bari si ay u qaadaan guluf dhulka ah kaasoo ujeedkiisu yahay sidii loo saari lahaa[Read More…]

by November 7, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Scroll Up