Shir ku saabsan doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya oo ka furmay Dhuusamareeb

Shirka wadatashiga doorashooyinka Soomaaliya. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Dhuusamareeb-(Puntland Mirror) Shir ku saabsan doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay magaalada Dhuusamareeb, halkaasoo ay ka qeybgaleen madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka.

Kulankan ayaa imaanaya iyadoo afartii sanno ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xafiiska joogay uu ku egtahay asbuuca soo socda.

About Abdi Omar Bile 738 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*