• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 29, 2022 ] Devastating Drought to Push Somalia’s Inflation to Near Double Digits English News
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
Home2016September

Month: September 2016

Puntland

Wasiirka cadaalada iyo diinta & awqaafta Puntland oo iclaamiyay salaad roob-doon ah iyadoo ay jiraan abaaro baahsan

September 30, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka cadaalada iyo arrimaha diinta ayaa dhamaan shacabka Puntland ugu baaqay in ay oogaan Salaada roob-doonta maalinta Isniinta ee soo socota. Isaga oo la hadlayay saxaafada maxaliga ah wasiir Saalax Xabeeb Jaamac ayaa […]

English News

Puntland minister of justice and religious affairs call for rain-prayer amid widespread drought

September 30, 2016 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s minister of justice and religious affairs has called on the people all over the state to perform the rain-seeking prayer on Monday morning. Speaking to the local media, Minister Salah Habib Jama […]

World

Hindiya oo sheegtay in ay duqayn la beegsatay kooxo argagixiso ah oo ku sugnaa gudaha dalka Pakistan

September 29, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Islamabad-(Puntland Mirror) Hindiya ayaa sheegtay in ay qaaday howlgal duqayn ah oo ka dhan ah kooxo argagixiso oo ku sugan Pakistan oo ay uga shakiday in ay qorshaynayeen in ay soo galaan qaybta Kashmir ee […]

Somalia

Ugu yaraan 2 qof oo ku dhimatay miinada dhulka lagu aaso oo ka dhacday makhaayad Shaah oo kutaala Muqdisho

September 29, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo haween ah ayaa ku dhimatay shan kale in ka badana waa ay ku dhaawacmeen qarax miinada dhulka lagu aaso oo ka dhacday makhaayad shaah oo kutaala degmada Kaaraan ee caasimada […]

English News

Roadside bomb at tea shop in Mogadishu kill 2

September 29, 2016 Puntland Mirror 0

  Mogadishu-(Puntland Mirror) At least two women were killed and more than five others were wounded when a roadside bomb was detonated at a tea shop in Karan district of Somali capital Mogadishu on Thursday, […]

English News

Puntland security forces kill at least 20 suspected Al-Shabab in Mudug region

September 28, 2016 Puntland Mirror 0

Galkayo-(Puntland Mirror) At least 20 militants were killed when Puntland security forces launched a raid on suspected Al-Shabab hideouts in a remote area between Jehdin and Godod of Mudug region in central Somalia, official and […]

Puntland

Ugu yaraan 20 dagaalyahan oo Al-Shabaab looga shaki qabo oo lagu dilay weerar ay ciidamada dowlada Puntland ka geysteen deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug

September 28, 2016 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Dowlada Puntland ayaa sheegtay in ciidamada amaanka ay weerar ku qaadeen maleeshiyaad Al-Shabaab ahaa oo ku dhumaalaysanayay deegaanka Jeexdin oo u dhow magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, sida uu sheegay sarkaal dowlada ah. […]

Puntland

Ciidamada Puntland oo weerar ku qaaday saldhigyo loo malaynayo Al-Shabaab in ay ka samaysteen deegaanka Godod ee gobolka Mudug

September 28, 2016 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ciidamada amaanka dowlada Puntland ayaa qaaday weerar ka dhan maleeshiyaad loo malaynayo Al-Shabaab oo fariisimo ka samaystay deegaanka Godod oo kuyaala koonfurta-bari magaalada Gaakacyo ee gobolka Mudug, sida uu sheegay sarkaal dowlada ah. […]

English News

Puntland forces raid suspected Al-Shabab hideouts in Godod area in Mudug region

September 28, 2016 Puntland Mirror 1

Galkayo-(Puntland Mirror) Puntland’s security forces carried out raid against suspected Al-Shabab hideouts in Godod area, which is located southeastern of Galkayo town in Mudug region, according to the government official. The official, who asked not […]

World

Madaxweynihii hore ee Yuhuuda Shimon Peres oo geeriyooday

September 28, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Tel-Aviv-(Puntland Mirror) Madaxweynihii hore ee Yuhuuda ahaana nin ku guulaystay abaalmarinta nabadda, Shimon Peres ayaa geeriyooday maanta oo Arbaco ah, labo asbuuc kadib markii uu ku dhacay xanuunka kadiska ah ee maskaxda ku dhaca oo […]

Posts navigation

1 2 … 17 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Dagaalyahanada ISIS oo la wareegay magaalo xeebeedka Qandala ee Puntland

    October 26, 2016 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Dagaalyahano hubaysan oo katirsan garabka ISIS ee Soomaaliya ayaa la wareegay magaalo xeebeedka Qandala ee gobolka Bari ee Puntland, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo saraakiisha. Duqa Qandala, Jaamac Maxamed Khuurshe ayaa saxaafada [...]
  • RW hore ee Soomaaliya Farmaajo oo Muqdisho tagay

    December 20, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaarihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi ayaa maanta oo Talaado ah tagay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. RW hore sidoo kale loo yaqaan Farmaajo ayaa soo dhaweyn diiran ka helay taageerayaashiisa Muqdisho. [...]
  • Al-Sahabaab oo weerar ku qaaday maqaaxi kutaala xeebta Liido ee Muqdisho

    August 25, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Koox hubaysan ayaa caawa weerartay maqaaxida Banaadir oo kutaala xeebta Liido ee Muqdisho. Kooxda weerarka qaaday ayaa weerarka u adeegsaday qarax gaari oo ay daba socdeen xabado rasaas ah. Lama oga khasaaraha dhabta [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions