Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Madaxweyne Deni iyo wakiilka Qaramada Midppbay. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah kulan la yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Shir jaraaid oo ay si wadajir ah u qabteen, waxay ku sheegeen in kulanka looga hadlay xaalada guud ee Soomaaliya gaar ahaan sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka taagan doorashooyinka dalka iyadoo 4-tii sanno ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku egtahay bisha soo socota.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*