• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ January 16, 2021 ] Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub Somalia
  • [ January 14, 2021 ] Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay Somalia
  • [ January 9, 2021 ] Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021 Puntland
  • [ January 3, 2021 ] Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii ugu horeysay oo Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadka 2021 Somalia
  • [ December 29, 2020 ] Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2021 Somalia
Home2021January

Month: January 2021

Somalia

Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub

January 16, 2021 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca ku yimdi Shillin Soomaaliga gudaha Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ay kamidyihiin in canshuurta dekada 20% lagu bixiyo Shillin Soomaali.

Somalia

Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay

January 14, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Bay Arbacadii, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed. Hal xarun oo ay […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021

January 9, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Shaqaalaha rayid ah, golaha wasiiradda, golaha baarlamaanka, iyo ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa loo kordhin doonaa mushahaarka laga bilaabo bishaan Janaayo 2021, sidaa waxaa munaasibad lagu qabtay Garoowe ka sheegay Madaxweyne […]

Somalia

Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii ugu horeysay oo Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadka 2021

January 3, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Saddex xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn Mareykanku la beegsaday xarumo ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Mareykanka […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay

    January 14, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Bay Arbacadii, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed. Hal xarun oo ay [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021

    January 9, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Shaqaalaha rayid ah, golaha wasiiradda, golaha baarlamaanka, iyo ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa loo kordhin doonaa mushahaarka laga bilaabo bishaan Janaayo 2021, sidaa waxaa munaasibad lagu qabtay Garoowe ka sheegay Madaxweyne [...]
  • Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii ugu horeysay oo Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadka 2021

    January 3, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Saddex xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn Mareykanku la beegsaday xarumo ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Mareykanka [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland oo sheegay cod sir ah oo laga duubay in uu ahaa mid uu ugu talogalay beeshiisa

    March 16, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa qirtay in uu lahaa cod sir ah oo lagu daabacay online-ka. Codka oo maalmihii u dambeeyay wareegayay warbaahinta bulshada ayaa Cabdixakiim Maxamed Axmed oo loo yaqaan Dhoobo-daareed kaga hadlay jabhadda [...]
  • Puntland oo gurmadkii ugu weynaa u dirtay magaalada ay fatahaaduhu ku dhufteen ee Beledweyne

    November 13, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa gurmad u dirtay magaalada ay fatahaaduhu ku dhufteen ee Beledweyne maanta oo Arbaco ah. 20 gaadiidka xamuulka qaada oo ay saaranyihiin 12,733 kiish oo raashin ah iyo dhar cusub ayaa maanta [...]
  • No Picture

    sxb wu shaqayn

    November 25, 2017 0
    axb wu shaqayn val fiiri

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions