Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Turkish Airlines oo ku sugan garoonka Muqdisho.[Isha Sawirka: SNTV]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Duulimaadyadii caalamiga ahaa ayaa dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho kadib markii si ku meel gaar ah loo hakiyay sababo rabshado ka dhacay magaalada asbuucii hore dartood.

Diyaaradaha Turkish Airlines iyo Uganda Airlines ayaa maanta oo Axad ah duulimaad ka bilaabay garoonka, sida uu sheegay Wasiirka Gaadiidka Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Salaad Oomaar.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*