• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2020March

Month: March 2020

Somalia

Al-Shabaab oo toogasho ku fulisay lix nin oo ay ku eedeeyeen basaasnimo

March 31, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa toogasho ku fulisay lix nin oo ay ku eedeeyeen in ay basaas u ahaayeen Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mareykanka iyo Kenya, sida ay ku warantay warbaahinta Al-Shabaab maanta oo Talaado ah. […]

Puntland

Guddoomiyihii gobolka Nugaal oo lagu aasay Garoowe

March 30, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddoomiyihii gobolka Nugaal ayaa maanta oo Isniin ah lagu aasay qabuuro kuyaala magaalada Garoowe. Cabdisalaam Xasan Xirsi oo loo yaqiin Gujir ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray kadib weerar ismiidaamin ah oo lagu […]

Puntland

Guddoomiyihii gobolka Nugaal oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax ismiidaamin ah

March 30, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddoomiyihii gobolka Nugaal ayaa u geeriyooday qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay magaalada Garoowe xalay. Qaraxa oo ahaa qof isa soo miidaamiyay ayaa isku qaxiyay gaariga guddoomiyaha xilli uu marayay bartamaha magaalada gaar […]

Puntland

Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Garoowe

March 29, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaam Xasan Xirsi ayaa ku dhaawacmay qarax caawa fiidkii ka dhacay gudaha magaalada Garoowe Qaraxa oo ahaa qof isa soo miidaamiyay ayaa isku qaxiyay gaariga guddoomiyaha xilli uu marayay bartamaha […]

VACCANCIES

Shaqooyin ka Bannaan Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland

March 29, 2020 Puntland Mirror 0

Hordhac: Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland waa Guddi dastuuri ah oo oo loo aasaasay hirgalinta hannaanka xisbiyada badan iyo qabashada doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoonta dhammaan deeganada Puntland. Hawlaha Guddiga loo […]

Puntland

Puntland oo joojisay isku socodka gaadidka ka imaanaya Somaliland iyo Itoobiya

March 28, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa joojisay dhammaan isku socodka gaadiidka iyo rakaabka ka imaanaya dhinacyada Somaliland iyo Dowlad Deegaanka Soomaaliyeed ee Itoobiya si looga hortago xanuunka coronavirus, sida lagu sheegay war-saxaafeed ka soo baxay Wasaaradda […]

English News

Debt Relief Is the First Step Toward Fixing Somalia’s Broken Economy

March 27, 2020 Puntland Mirror 0

Somalia’s Prime Minister Hassan Khayre took a key step toward mending the shattered economy by securing a debt-relief accord with the World Bank and the International Monetary Fund. “We have weathered the storm,” Khayre, who […]

Somalia

Shaqaale ajnabi ah oo la shaqeeya Qaramada Midoobay Soomaaliya oo laga helay coronavirus

March 27, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Shaqaale ajnabi ah oo la shaqeeya howlgalka Qaramada Midoobay ee gudaha Soomaaliya ayaa laga helay coronavirus, Qaramada Midoobay ayaa sidaas ku sheegtay war-saxaafadeed maanta oo Jimce ah. “Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay xaqiijineysaa […]

Somalia

Kiiskii labaad ee fayruska coronavirus oo laga helay Soomaaliya

March 26, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kiiskii labaad ee fayruska coronavirus ayaa laga helay Soomaaliya, taasoo tirada ka dhigaysa labo kiis gudaha Soomaaliya, Wasiiradda Caafimaadka Soomaaliya Fowziya Abubakar ayaa sidaa sheegtay maanta oo Khamiis ah. Sida ay wasiiraddu sheegtay, […]

Somalia

Labo qof oo ku dhimatay qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

March 25, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Qof isa soo miidaamiyay ayaa isku qarxiyay meherad shaah oo kutaala Muqdisho maanta oo Arbaco ah, waxaana ku dhintay ugu yaraan labo qof, sida ay sheegeen ciidanka booliiska. Sargaal katirsan ciidanka booliiska Dowladda […]

Posts navigation

1 2 … 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Somali PM Sharmake travels to UAE

    December 14, 2016 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Somali Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmake has travelled to United Arab Emirates (UAE) on Wednesday. During his visit, the Somali PM is expected to have meeting with UAE’s top leaders, according to [...]
  • Former Permanent Secretary of Somali Ministry of Interior hand over office to new secretary

    July 29, 2017 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) Former Permanent Secretary at the Somali Ministry of Interior Yahye Ali Ibrahim handed over office to new secretary Abdullahi Mohamoud Hassan. Yahye handed over the documents of the office to his successor Abdullahi [...]
  • Maleeshiyaad uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore gobolka Bari Cabdisamad Gallan oo gaaray tuulada Kalabayr

    June 21, 2016 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maleeshiyaad badan oo uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa xalay soo gaaray tuulada Kalabayr, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Sida ay dadka deegaanka u sheegeen warsidaha Puntland Mirror [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions