• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
Home2021

Year: 2021

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

January 25, 2021 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah kulan la yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan. Shir jaraaid oo ay si wadajir ah u qabteen, waxay ku sheegeen […]

Somalia

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland oo ka socda Beled Xaawo

January 25, 2021 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa ka socda magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, sida ay sheegeen ilo-wareedyo deegaanka jooga. Dagaalka oo ah mid xoogan […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wakiilka cusub ee Itoobiya

January 24, 2021 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Axad ah xafiiska madaxtooyada ku qaabilay Degnachew Yitbarek oo loo magacaabay wakiilka cusub ee Itoobiya u qaabilsan Puntland, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada […]

Somalia

Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay dhammeystireen kala bixista ciidankooda Soomaaliya

January 18, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Milatariga Mareykanka ayaa dhammeystiray kala bixista ciidankiisa Soomaaliya, sida ay sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika. Afhayeenka Taliska Mareykanka ee Afrika Kornayl Christopher P. Karns ayaa laanta Af Soomaaliga ee warbaahinta u xaqiijiyay in […]

Puntland

Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub

January 16, 2021 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca ku yimdi Shillin Soomaaliga gudaha Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ay kamidyihiin in canshuurta dekada 20% lagu bixiyo Shillin Soomaali.

Somalia

Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay

January 14, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Bay Arbacadii, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed. Hal xarun oo ay […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021

January 9, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Shaqaalaha rayid ah, golaha wasiiradda, golaha baarlamaanka, iyo ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa loo kordhin doonaa mushahaarka laga bilaabo bishaan Janaayo 2021, sidaa waxaa munaasibad lagu qabtay Garoowe ka sheegay Madaxweyne […]

Somalia

Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii ugu horeysay oo Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadka 2021

January 3, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Saddex xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn Mareykanku la beegsaday xarumo ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Mareykanka […]

Posts navigation

« 1 … 9 10

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo beeniyay in ay jiraan wada-xaajood u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya oo ku saabsan muranka badda

    May 21, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin wax wada-xaajood ah oo ku saabsan muranka badda oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. “Kiiska dacwadda badda ee inaga dhexeeya Kenya, waxa uu inoo [...]
  • Maraykanka iyo Yuhuuda oo kala saxiixday heshiis taariikhi ah oo taageero millitari ah oo ay ku baxayso $38 bilyan

    September 15, 2016 0
    Washington-(Puntland Mirror) Maraykanka ayaa saxiixay heshiiskii ugu weynaa oo uu $38 bilyan oo taageero militari ah ku siinayo Yuhuuda tobonka sanno ee soo socda, kaasoo ah heshiiskii ugu weynaa oo abid Maraykanka la galo dal. [...]
  • IMF oo qiyaasaysa in koboca dhaqaalaha Soomaaliya uu sii ahaan doono 2.9 boqolkiiba 2019, balse sicir bararku gaari karo 4.0 boqolkiiba

    September 19, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Haayada Lacagta Adduunka ee IMF ayaa sheegtay in wax soo saarka Soomaaliya la qiyaasayo in uu ku sii negaan doono 2.9 boqolkiiba sanadka 2019, balse sicir bararku wuxuu gaari karaa 4.0 boqolkiiba sanadkan. [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions