Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Duulimaadyadii caalamiga ahaa ayaa dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho kadib markii si ku meel gaar ah loo hakiyay sababo rabshado ka dhacay magaalada asbuucii hore dartood. Diyaaradaha Turkish Airlines iyo Uganda Airlines […]