• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ January 25, 2021 ] Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Somalia
  • [ January 25, 2021 ] Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland oo ka socda Beled Xaawo Somalia
  • [ January 24, 2021 ] Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wakiilka cusub ee Itoobiya Puntland
  • [ January 18, 2021 ] Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay dhammeystireen kala bixista ciidankooda Soomaaliya Somalia
  • [ January 16, 2021 ] Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub Puntland
Home2016August

Month: August 2016

Puntland

Ciidamada Puntland ee qaybta gobolka Nugaal oo wali haysta baabuur ciidan oo loo waday degmada Ceelbuur ee gobolada dhexe

August 31, 2016 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada amaanka Puntland gaar ahaan kuwa qaybta Nugaal oo uu hoggaamiyo sarkaalka la dhaho Jimcaale Jaamac Takar ayaa asbuucii hore qabsaday shan baabuur oo loo waday gobolada dhexe ee Soomaaliya. Baabuurta ayaa ka […]

Somalia

Maraykanka iyo dowlada federaalka Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo waxbarashada Soomaaliya oo ay ku baxayso $65 milyan

August 31, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Haayada horumarinta caalamiga ah u qaabilsan Maraykanka ee (USAID) iyo dowlada federaalka Soomaaliya ayaa heshiis labo geesood ah galay maanta kaasoo lagu xoojinayo horumarinta waxbarashada Soomaaliya. Maamule ku xigeenka haayada USAID ee Afrika, […]

World

Afhayeenkii ururka ISIS Abu Maxamed Al-cadnaani oo lagu dilay gudaha dalka Suuriya

August 31, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Damascus-(Puntland Mirror) Afhayeenka ugu weynaa ee ururka ISIS, Abu Maxamed Al-cadnaani ayaa lagu dilay gobolka Aleppo ee dalka Suuriya, sida uu sheegay website-ka ku dhow kooxda ISIS. Website-ka Amaq oo kamid ah warbaahinta lala xiriiriyo […]

Somalia

Tirada dhimashada weerarkii isbiimaynta ahaa ee xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho oo gaartay 22 qof

August 31, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada dhimashada weerarkii isbiimaynta ahaa oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa gaartay 22 qof, sida ay sheegeen ilo-wareedyo caafimaad. Qaraxa ayaa dhacay kadib markii gaari xamuul ah oo laga soo […]

English News

Death toll rises to 22 in Mogadishu presidential palace attack

August 31, 2016 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) The death toll in a suicide bomb attack on Somali presidential palace in Mogadishu has risen to 22, according to the medical sources. The blast occurred after a truck laden with explosives was […]

Puntland

Duqa Garoowe Xasan Goodir oo sheegay in bilowga 2017 buundo la saari doono wadada isku xirta isbitaalka iyo magaalada

August 30, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Duqa degmada Garoowe Xasan Maxamed Ciise “Goodir” ayaa sheegay in Bangida Aduunka uu mashaariic kaabayaasha dhaqaalaha ah ka fulinayo magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Goodir oo wareysi siiyay website-ka la yiraahdo Raxanreeb ayaa […]

World

Talyaaniga oo 6,500 muhaajiriin ah ka badbaadshay badda Mediterranean

August 30, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Rome-(Puntland Mirror) Ku dhawaad 6,500 oo qaxooti iyo muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaadshay xeebaha Libya shalay oo Isniin ahayd. Ciidamada ilaalada badda Talyaaniga ayaa dadkaas oo la aaminsanyahay in ay ka yimaadeen Soomaaliya iyo […]

Somalia

Ugu yaraan 10 qof oo lagu dilay qarax isbiimayn ahaa oo ka dhacay banaanka hore ee xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho

August 30, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari walxaha qarxa laga soo buuxshay lagu qarxiyay albaabka hore ee xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho maanta […]

English News

At least 10 people killed in suicide bombing outside Somali presidential palace in Mogadishu

August 30, 2016 Abdi Omar Bile 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) At least 10 people were killed and 20 others were wounded after a truck laden with explosives was detonated the outside gate of the Somali presidential palace in Mogadishu on Tuesday. The blast […]

English News

Puntland release list of Al-Shabab officials who behind Galkayo suicide bombing

August 30, 2016 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland security forces have released names and pictures of five Al-Shabab radicals who behind suicide bombing in Galkayo last week, which killed at least 30 people. Biodata: Name: Mohamed Bashir Mohamed Jama, known […]

Posts navigation

1 2 … 18 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland oo ka socda Beled Xaawo

    January 25, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa ka socda magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, sida ay sheegeen ilo-wareedyo deegaanka jooga. Dagaalka oo ah mid xoogan [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wakiilka cusub ee Itoobiya

    January 24, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Axad ah xafiiska madaxtooyada ku qaabilay Degnachew Yitbarek oo loo magacaabay wakiilka cusub ee Itoobiya u qaabilsan Puntland, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada [...]
  • Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay dhammeystireen kala bixista ciidankooda Soomaaliya

    January 18, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Milatariga Mareykanka ayaa dhammeystiray kala bixista ciidankiisa Soomaaliya, sida ay sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika. Afhayeenka Taliska Mareykanka ee Afrika Kornayl Christopher P. Karns ayaa laanta Af Soomaaliga ee warbaahinta u xaqiijiyay in [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Murashixiinta guddoomiyaha aqalka sare iyo ku-xigeenadiisa oo khudbadahooda kasoo horjeedin doona xildhibaanada aqalka sare ee DFS

    January 21, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Sida qorshuhu yahay, xildhibaanada aqalka sare ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah dhageysan doona murashixiinta u tartamaya guddoomiyaha aqalka sare iyo ku xigeenadiisa. Ku dhawaad 16 xubnood oo u tartamaya [...]
  • Biyo yaraanta iyo raadadka abaareed ee ay ku reebaan Soomaaliya

    March 22, 2018 0
    Hordhac: Waayo badan waxaynu usoo joognay ama laynoo ka sheekeeyeey, abaaro galaaftay nafaha dad iyo iyo duunyo badan oo geyigeena ka dhacay. Waxa ay abaarahu dhacaan marka baadka iyo biyuhu yaraadaan ama la waayo. 3 [...]
  • Puntland parliament elected new speaker

    January 4, 2019 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s parliament elected Abdihakim Mohamed Ahmed, also known as Dhoobo-daareed as speaker on Friday. Dhoobo-daareed secured 43 votes while his rival received 23 votes during the second round of the voting held at [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions