Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021

Madaxweyne Deni oo ka hadlayay munaasibada sanadguuradiisa 2-aad ee xafiiska. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Garoowe-(Puntland Mirror) Shaqaalaha rayid ah, golaha wasiiradda, golaha baarlamaanka, iyo ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa loo kordhin doonaa mushahaarka laga bilaabo bishaan Janaayo 2021, sidaa waxaa munaasibad lagu qabtay Garoowe ka sheegay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni taasoo uu ugu dabaaldegayay muddo labbo sanno ah oo uu xafiiska hayay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*