Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay

Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawir Hore]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Bay Arbacadii, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed.

Hal xarun oo ay lahaayeen maleeshiyada Al-Shabaab ayaa sidoo kale lagu burburiyay weerarka, sida ay sheegeen AFRICOM.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*