Madaxweyne Deni iyo wakiilka cusub ee Itoobiya. [Isha Sawirka: Puntland State House]Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Axad ah xafiiska madaxtooyada ku qaabilay Degnachew Yitbarek oo loo magacaabay wakiilka cusub ee Itoobiya u qaabilsan Puntland, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland.
Qoraaalka oo ahaa mid kooban ma uusan bixin faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan kulanka madaxweynaha iyo wakiilka cusub.
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.
Be the first to comment