• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ February 24, 2021 ] Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya Somalia
  • [ February 23, 2021 ] Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19 Somalia
  • [ February 21, 2021 ] Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho Somalia
  • [ February 18, 2021 ] Somalia-Kenya Oil and Gas exploration within the disputed maritime zones: Legal Framework Opinion
  • [ February 17, 2021 ] Xanuunka COVID-19 oo soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya Somalia
Home2021

Year: 2021

Somalia

Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya

February 24, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim tahahy si horey loogu sii socdo oo xal looga gaaro doorashooyinka Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada subaxnimadii hore ee Arbacada. […]

Somalia

Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19

February 23, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa laga helay xanuunka COVID-19 waxaana uu ku karantiilanyahay dalka Burundi. “Maalintii sideedaad ayaan ku jiraa karantiil dalka Burundi oo aan umid shir maxaa yeelay waxaa igu […]

Somalia

Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho

February 21, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Duulimaadyadii caalamiga ahaa ayaa dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho kadib markii si ku meel gaar ah loo hakiyay sababo rabshado ka dhacay magaalada asbuucii hore dartood. Diyaaradaha Turkish Airlines iyo Uganda Airlines […]

Opinion

Somalia-Kenya Oil and Gas exploration within the disputed maritime zones: Legal Framework

February 18, 2021 Abdi Omar Bile 0

ABSTRACT Oil and gas has been a major cause of disputes, conflicts and even wars in several parts of the world. Currently, disputes between Somalia and Kenya on the sovereignty over maritime hydrocarbon resources on […]

Somalia

Xanuunka COVID-19 oo soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya

February 17, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Xanuunka COVID-19 ayaa soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Sagaal qof ayaa u geeriyootay fayruska halka 100 kiis oo cusub la helay 24-kii saac ee la […]

Puntland

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo beenisay in Agaasimaha Guud uu iscasilay

February 16, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa beenisay in Agaasimaha Guud Faysal Cabdullaahi Warsame uu iscasilay, sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay bogga Facebook ee wasaaradda maanta oo Talaado ah. Qaar katirsan warbaahinta maxaliga ah […]

Somalia

Guddi loo magacaabay ka shaqeynta shir ay isugu imaanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah

February 14, 2021 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Guddi ka kooban xubno ka socda Dowladda Federaalka iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah ayaa la magacaabay si ay uga shaqeeyaan shir ay isugu imaan doonaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah […]

Somalia

DFS oo sheegtay in aysan marna aqbalayn in mar afraad dib loo dhigo dhageysiga muranka kiiska badda

February 11, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan marna aqbalayn in mar afraad dib loo dhigo dhageysiga muranka kala dhaxeeya Kenya ee xuduuda badda oo ay qaadayso Maxkmadda Caalmaiga ah ee ICJ. Wasiirka Warfaafinta […]

Somalia

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo yeelanaya shir ku saabsan Soomaaliya

February 9, 2021 Abdi Omar Bile 0

New York-(Puntland Mirror) Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Talaado ah ka doodi doona qalalaasaha siyaasadeed ee Soomaaliya, sida ay sheegeen ilo-wareedyo diblomaasi, kadib markii qaar katirsan Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka iyo hoggaamiyaasha […]

Somalia

Shir ku saabsan doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya oo ka furmay Dhuusamareeb

February 3, 2021 Abdi Omar Bile 0

Dhuusamareeb-(Puntland Mirror) Shir ku saabsan doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay magaalada Dhuusamareeb, halkaasoo ay ka qeybgaleen madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka. Kulankan ayaa […]

Posts navigation

1 2 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19

    February 23, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa laga helay xanuunka COVID-19 waxaana uu ku karantiilanyahay dalka Burundi. “Maalintii sideedaad ayaan ku jiraa karantiil dalka Burundi oo aan umid shir maxaa yeelay waxaa igu [...]
  • Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho

    February 21, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Duulimaadyadii caalamiga ahaa ayaa dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho kadib markii si ku meel gaar ah loo hakiyay sababo rabshado ka dhacay magaalada asbuucii hore dartood. Diyaaradaha Turkish Airlines iyo Uganda Airlines [...]
  • Xanuunka COVID-19 oo soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya

    February 17, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xanuunka COVID-19 ayaa soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Sagaal qof ayaa u geeriyootay fayruska halka 100 kiis oo cusub la helay 24-kii saac ee la [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Ciidamada booliiska gobolka Banaadir oo Muqdisho ku xiray niman looga shaki qabo Al-Shabaab

    January 3, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah ku xiray magaalada Muqdisho ugu yaraan labo nin oo looga shaki qabo Al-Shabaab kuwaasoo askari dowladda katirsan xalay ku dilay isgoyska Siinaay ee [...]
  • Ciidanka booliiska Soomaaliya oo sheegay in ay toogteen afar xubnood oo Al-Shabaab ah oo doonayay in ay dilaan agaasime katirsan dowladda

    August 16, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Jimce ah toogasho ku dilay afar qof gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Afarta qof oo ay midi gabar tahay oo la sheegay in ay [...]
  • DFS oo sheegtay in ciidamada Soomaaliya iyo AMISOM ay weeraro culus ku qaadi doonaan Al-Shabaab si aysan u dhibaatayn doorashooyinka dalka

    September 1, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in weeraro culus dhawaan lagu qaadi doono maleeshiyada Al-Shabaab si aysan u dhibaatayn doorashooyinka la filayao in ay dalka ka dhacaan. Kadib kulankii  asbuuc laha ahaa ee golaha [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions