• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ January 23, 2023 ] Garaad Guud ee SSC oo ku laabtay Lascaano 15 sanno kadib Somalia
  • [ January 16, 2023 ] Ciidamada DFS oo la wareegay degmo xeebeedka Xara-dheere Somalia
  • [ December 19, 2022 ] Argentina oo ku guulaysatay Koobka Adduunka 2022 Sports
  • [ December 18, 2022 ] DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan Somalia
  • [ December 14, 2022 ] Nin fududeeyay weerar lagu qaaday garoonka Muqdisho oo lagu xukumay dil toogasho ah Somalia
Home2017September

Month: September 2017

English News

Meeting between Puntland and Galmudug to open in Galkayo town

September 3, 2017 Puntland Mirror 0

Galkayo-(Puntland Mirror) A meeting between Puntland and Galmudug is expected to open in Galkayo town, aiming to stabilize the region of Mudug, according to sources. Puntland vice president Abdihakim Omar Amay and Galmudug vice president […]

Puntland

Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo shir uga furmi doono

September 3, 2017 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa la filayaa in shir uu uga furmo gudaha magaalada Gaalkacyo kaasoo ujeedkiisu yahay xasilinta gobolka Mudug, sida ay sheegeen ilo-wareedyo xog-ogaal ah. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cumar […]

English News

Ousted Hir-Shabelle president declared himself as new president of Hiiraan-land

September 2, 2017 Puntland Mirror 0

Beledweyne-(Puntland Mirror) Ousted Hir-Shabelle president Ali Abdullahi Osoble declared himself as new president of what he called “Hiiraan-land” in a ceremony held in Beledweyne town on Friday. Traditional elders of his clan considered Osoble as […]

Somalia

Madaxweynihii xilka laga qaaday ee Hir-Shabeelle oo isku caleemosaaray madaxweynaha cusub ee Hiiraan-land

September 2, 2017 Puntland Mirror 0

Beledweyne-(Puntland Mirror) Madaxweynihii xilka laga qaaday ee Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa naftiisa u caleemosaaray in uu yahay madaxweynaha cusub ee waxa uu ugu yeeray Hiiraan-land” xaflad lagu qabtay magaalada Beledweyne shalay oo Jimce ahayd. […]

Somalia

Dowladda Soomaaliya oo weydiisatay Mareykanka gargaar milatari si looga hortago qosrhe ay Al-Shabaab ku rabto in yuraaniyuum ay siiso Iran

September 2, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda Soomaaliya ayaa weydiisatay Mareykanka in ay siiyaan “gargaar milatari oo degdeg ah” sababtoo ah dowladda ayaa sheegaysa in Al-Shabaab ay qorshaynayaan sidii ay yuraaniyuum u siin lahaayeen dalka Iran. Warqad ku socota […]

Puntland

Qarax ugu yaraan shan askari oo katirsan ciidamada Puntland ku dilay tuulada Af-urur

September 1, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan asakri oo katirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhimatay kuwo kalena waa ay ku dhaawacmeen qarac ka dhacay tuulada Af-urur ee Buuraha Galgala maanta oo Jimce ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo […]

English News

Blast kills at least five Puntland soldiers in Af-urur Village

September 1, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) At least five Puntland soldiers were killed and several others wounded in blast in Af-urur Village of Galgala Mountains on Friday, military source say. Mohamed Hassan Ali, a Puntland army officer in Bosaso […]

World

Maxkamada sare ee Kenya oo qaadacday natiijadii doorashada madaxtinimada Kenya

September 1, 2017 Puntland Mirror 0

Nairobi-(Puntland Mirror) Maxkamada sare ee Kenya ayaa maanta oo Jimce ah sheegtay in guddiga doorashooyinka ay sameeyeen “sharci daro iyo khaladaad” intii lagu guda jiray doorashadii bishii hore ee madaxweynenimada, taasoo waxyeelaysa kasloonidii doorashadii madaxweyne Uuru […]

Puntland

Ugu yaraan labo qof oo ku dhaawacmay weerar ay maleeshiyo aan haybtooda la aqoon ku qaadeen tuulada Bali Busle

September 1, 2017 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ugu yaraab labo qof ayaa ku dhaawacantay kadib markii maleeshiyo aan haybtooda la aqoon ay weerareen tuulada Bali Busle ee gobolka Mudug, sida ay sheegeen goobjoogayaashu. Goobjooge ku sugan Bali Busle ayaa idaacada […]

English News

Attack by unidentified militants wounds at least two people in Bali Busle village

September 1, 2017 Puntland Mirror 0

Galkayo-(Puntland Mirror) At least two people were wounded after unidentified militants attacked a Bali Busle village in Mudug region overnight, witnesses said. A witness in Bali Busle told Radio Daljir that the unidentified armed militants […]

Posts navigation

« 1 … 9 10

Follow on Facebook

Most Read

  • Ciidamada DFS oo la wareegay degmo xeebeedka Xara-dheere

    January 16, 2023 0
    Xara-dheere. [Sawir Hore] Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa degmo xeebeedka Xarardheere ee gobolka Mudug kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab maanta oo Isniin ah, sida ilo-wareedyo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u sheegeen warbaahinta. Xarra-dheere oo [...]
  • DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan

    December 18, 2022 0
    Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawir Hore] Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasraadda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegtay in sargaal sare oo katirsan maleeshiyada lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Juxaay. Sargaalka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Yuusuf Maxamed [...]
  • Nin fududeeyay weerar lagu qaaday garoonka Muqdisho oo lagu xukumay dil toogasho ah

    December 14, 2022 0
    Maxamed Cabdulle Nuur Abkow. [Isha Sawirka: Radio Muqdisho] Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah xukun dil ah ku riday Maxamed Cabdulle Nuur Abkow oo lagu helay in uu fududeeyay weerar [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • First group of Turkish troops arrives in Somalia

    August 23, 2017 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) First group of troops from Turkey arrived in Somalia, sources said. More than 200 Turkish soldiers landed in Mogadishu on Tuesday to train the Somali Armed Forces and provide security to the Turkish [...]
  • Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo sheegay in uu gabi ahaanba burburay heshiiskii u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlu Sunna

    June 24, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha mamaul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa sheegay in uu gabi ahaanba burburay heshiiskii u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlu Sunna. Bayaan uu soo saaray xalay goor dambe, ayaa madaxweyne Xaaf ku [...]
  • State funeral to be given to Puntland ex-President Ade

    February 11, 2017 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Former Puntland President Mohamoud Muse Hersi also known as “Ade” who was passed away last week in the UAE, will be given a state funeral, government officials confirmed to Puntland Mirror. A state [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions