• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ January 23, 2023 ] Garaad Guud ee SSC oo ku laabtay Lascaano 15 sanno kadib Somalia
  • [ January 16, 2023 ] Ciidamada DFS oo la wareegay degmo xeebeedka Xara-dheere Somalia
  • [ December 19, 2022 ] Argentina oo ku guulaysatay Koobka Adduunka 2022 Sports
  • [ December 18, 2022 ] DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan Somalia
  • [ December 14, 2022 ] Nin fududeeyay weerar lagu qaaday garoonka Muqdisho oo lagu xukumay dil toogasho ah Somalia
Home2017

Year: 2017

Puntland

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo soo dhaweeyay xabad joojinta laga gaaray dagaalo ka dhacay deegaanada miyiga ee kuyaala xadka gobolada Nugaal iyo Sool

December 31, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cumar Camay ayaa soo dhaweeyay heshiiska xabad joojinta ah ee laga gaaray dagaal beeleedyo ka dhacay deegaanada Qorilay iyo Cagaare ee kuyaala xadka gobolada Nugaal iyo Sool. “Aad […]

Somalia

Dowladda Soomaaliya oo ugu yaraan 40 askari u xirtay weerarkii guriga Cabdi Qeybdiid

December 30, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay ugu yaraan 40 askari oo ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday guriga senator Cabdi Cawaale Qeybdiid, sida ay ku warantay wakaalada wararka dowladda ee SONNA. Labo sargaal oo lala xiriirinayo weerarka […]

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku amray taliyaha ciidamada in uu baaritaan deg deg ah ku sameeyo weerarkii ka dhanka ahaa guriga Cabdi Qeybdiid

December 30, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa amray taliyaha ciidamada in uu baaritaan deg deg ah ku sameeyo weerarkii ka dhanka ahaa guriga senator Cabdi Cawaale Qeybdiid, sida lagu sheegay qoraal lasoo dhiggay barta […]

Puntland

Heshiis xabad joojin ah oo laga gaaray dagaalo ka dhacay deegaanada miyiga ee kuyaala xadka gobolada Nugaal iyo Sool

December 30, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Heshiis xabad joojin ah ayaa la gaaray oo u dhaxeeya beelaha ku dagaalamay deegaanada miyiga ee kuyaala xadka gobolada Nugaal iyo Sool, sida ilo-wareedyo katirsan odayaasha dhaqanka ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. […]

Somalia

Ugu yaraan afar dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ay qaadeen Mareykanku oo ka dhacday meel u dhow Muqdisho

December 28, 2017 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan afar dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn ay qaadeen Mareykanku oo ka dhacday meel u dhow Muqdisho, sida ay bayaan ku sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika maanta oo Khamiis […]

English News

At least four Al-Shabab militants killed in US airstrike near Mogadishu

December 28, 2017 Abdi Omar Bile 0

Garowe-(Puntland Mirror) At least four Al-Shabab militants were killed in US airstrike near Mogadishu, US Africa Command said in a statement on Thursday. The attack occurred on Wednesday evening about 25 km west of Mogadishu, […]

Somalia

Soomaaliya oo si rasmi ah dib ula soo wareegtay maamulka hawadeeda 26 sanno kadib

December 28, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah si rasmi ah dib ula soo wareegtay maamulka hawadeeda. Xaflada lasoo wareegida oo ka dhacday xarunta laga maamulayo hawada oo kutaala garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade ee […]

Somalia

Mareykanka oo sheegay in ay 13 maleeshiyo Al-Shabaab ah ku dileen duqeyn ka dhacday koonfurta Soomaaliya

December 27, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Millatariga Mareykanka ayaa sheegay in ay duqeyn cirka ah oo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka geysteen koonfurta Soomaaliya, sida ay bayaan ku sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika  (AFRICOM) maanta oo Arbaco ah. […]

English News

U.S. says airstrike kills 13 Al-Shabab militants in southern Somalia

December 27, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) U.S. military said it launched an airstrike against Al-Shabab militants in southern Somalia, U.S. Africa Command said in a statement on Wednesday. The attack occurred earlier this week, and at least 13 militants […]

English News

Puntland army officer gunned down in Galkayo town

December 27, 2017 Puntland Mirror 0

Galkayo-(Puntland Mirror) A Puntland army officer has been gunned down in Galkayo town last night, government officials told Puntland Mirror. Mohamed Yousuf Adan, a senior officer of Puntland Darawish forces, was shot by men armed […]

Posts navigation

1 2 … 135 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Ciidamada DFS oo la wareegay degmo xeebeedka Xara-dheere

    January 16, 2023 0
    Xara-dheere. [Sawir Hore] Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa degmo xeebeedka Xarardheere ee gobolka Mudug kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab maanta oo Isniin ah, sida ilo-wareedyo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u sheegeen warbaahinta. Xarra-dheere oo [...]
  • DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan

    December 18, 2022 0
    Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawir Hore] Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasraadda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegtay in sargaal sare oo katirsan maleeshiyada lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Juxaay. Sargaalka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Yuusuf Maxamed [...]
  • Nin fududeeyay weerar lagu qaaday garoonka Muqdisho oo lagu xukumay dil toogasho ah

    December 14, 2022 0
    Maxamed Cabdulle Nuur Abkow. [Isha Sawirka: Radio Muqdisho] Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah xukun dil ah ku riday Maxamed Cabdulle Nuur Abkow oo lagu helay in uu fududeeyay weerar [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Dagaal culus oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland oo ka qarxay tuulada Tukaraq

    January 8, 2018 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ayaa ka qarxay tuulada Tukaraq, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo ilo-wareedyo ammaanka ah. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo katirsan Somaliland ay weerar ku [...]
  • Garowe Mayor in UAE to search for fire trucks

    March 6, 2018 0
    Dubai-(Puntland Mirror) Garowe Mayor Hassan Mohamed Ise began a visit to Dubai, UAE over the weekend, seeking fire trucks, a secretary said on Tuesday. The secretary of the Mayor, Towfiq Bashir Nour told Puntland Mirror [...]
  • Maleeshiyada Al-Shabaab oo ciidamada Galmudug kala wareegay magaalada Camaara ee gobolka Mudug

    February 21, 2017 0
    Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta magaalada Camaara ee gobolka Mudug kadib dagaal culus oo Al-Shabaab iyo ciidamada maamulka Galmudug maanta oo Talaado ah halkaas ku dhexmaray, sida ay sheegeen [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions