• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2017June

Month: June 2017

Puntland

Puntland oo toogasho ku fulisay toddobo xubnood oo katirsan ururka Al-Shabaab

June 30, 2017 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Puntland ayaa maanta oo Jimce ahayd dil togasho ah ku fulisay toddobo xubnood oo katirsan ururka Al-Shabaab. Cawil Axmed Faarax oo ah guddoomiyaha maxkamada ciidamada Puntland ayaa warbaahinta u sheegay in xubnaha la dilay […]

Somalia

Dowladda Soomaaliya oo diyaarisay ciidamo si ay u difaacaan Mukhtaar Roobow haddii ay Al-Shabaab isku daydo in ay weerarto

June 30, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda Soomaaliya ayaa diyaarinaysa in ay ciidamo u dirto Mukhtaar Roobow Abu Mansuur si ay u difaacaan haddii ay Al-Shabaab isku daydo in ay weerar ku qaado isaga, sida uu sheegay masuul dowladda […]

Somalia

Ku dhawaad boqol maleeshiyo Al-Shabaab ah oo tagay deegaanada miyiga ah ee hoostaga magaalada Ceerigaabo

June 30, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Ku dhawaad boqol maleeshiyo Al-Shabaab ah ayaa tagay deegaanada miyiga ah ee hoostaga magaalada Ceerigaabo ee waqooyi-bari gobolka Sanaag, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Maleeshiyada ayaa halkaas tagtay intii lagu guda jiray maalmihii […]

English News

Nearly hundred Al-Shabab militants arrive in rural areas of Ceerigaabo town

June 30, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Nearly hundred Al-Shabab militants have arrived in the rural areas under Ceerigaabo town of northeastern Sanaag region, residents said. The militants arrived there in the past few days, according to residents. “We have seen […]

Somalia

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo maleeshiyada Al-Shabaab kala wareegay deegaano kuyaala gobolka Gedo

June 29, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maleeshiyada Al-Shabaab kala wareegay deegaano kuyaala gobolka Gedo kadib dagaalo culus, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo saraakiisha dowladda. Sargaal katirsan dowladda ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamadu ay […]

Puntland

Wasiirka Amniga Puntland oo shacabka ka codsaday in ay si wadajir ah uga wada shaqeeyaan nabadgelyada

June 29, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa ugu yeeray dadka Puntland in ay si wadajir ah u la shaqeeyaan dowladda si loo soo afjaro falalka argagixisanimada ah ee gobolka ka jira. Isaga […]

English News

Qarjab urges Puntland people to work together for peace

June 29, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland Security Minister Abdi Hersi Ali Qarjab called on Puntland people to work together with the government to end the acts of terrorism in the region. Speaking to Radio Daljir in Puntland on […]

Puntland

Waddooyin cusub oo laga dhisi doono gudaha caasimada Puntland

June 28, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Labo waddo oo cusub ayaa dhawaan laga dhisi doona gudaha magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxmed Cali ayaa ka qaybgalay munaasabada dhagax-dhiga dhismaha waddooyinka oo maanta oo Arbaco ah […]

Somalia

Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo ka dhacay gudaha gobolka Shabeellaha Dhexe

June 27, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa maanta oo Talaado ah ka dhacay gudaha gobolka Shabeellaha Dhexe, sida uu sheegay masuul dowladda katirsan. Abaanduulaha ciidamada xooga Soomaaliya Janaraal Cabdulaahi Cali Caanood […]

Puntland

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo tagay magaalo xeebeedka Eyl

June 27, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid oo loo yaqaan Juxa ayaa maanta oo Talaado tagay magaalo xeebeedka Eyl ee gobolka Nugaal, taas oo ka dhigaysa masuulkii ugu sareeyay oo dowladda Soomaaliya katirsan oo […]

Posts navigation

1 2 … 13 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Ciidamada Suuriya oo ISIS kala wareegay magaalada taariikhiga ah ee Palmyra

    March 3, 2017 0
    Dimishiq-(Puntland Mirror) Ciidamada Suuriya ayaa sheegay in ay ISIS kala wareegeen magaalada taariikhiga ah ee Palmyra markii labaad intii lagu guda jiray muddo sanad ah, iyaga oo taageero ka helaya diyaaradaha dagaalka ee Ruushka. ISIS [...]
  • Burcad-badeeda Soomaaliya oo sii daysay sideed badmaax oo Iran u dhashay

    February 14, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Burcadbadeeda Soomaalida ayaa sii daysay sideed badmaax oo u dhashay Iran, sida uu ku waramay Taleefishinka dowladda ee Press TV oo soo xigtay xildhibaan katirsan baarlamaanka Iran. Ali Yar Mohammadi, oo ah xildhibaan [...]
  • Afhayeenka Ciidamada Daraawiishta Puntland oo sheegay in ciidankoodu uu gaari doono xadka ugu dambeeya ee ay la wadaagaan Somaliland

    January 21, 2018 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Afhayeenka Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa sheegay in Puntland ay gobolka Sool oo dhan ay ka xoreyn doonto maamulka Somaliland. “Meesha ciidamada Puntland ay ku socdaan maahan keliya Tukaraq balse waa dhulka Puntland ka [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions