Wadahadalada nabada Mudug ee u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug oo ka furmay magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Wadahadalada nabada Mudug ee u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug ayaa shalay oo Talaado ahayd ka furmay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ilo-wareedyo xog ogaal ah ayaa warsidaha Puntland Mirror u sheegay. Madaxweyne ku xigeenka […]