• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2017September

Month: September 2017

Somalia

Jubbaland oo martigelin doonta shir ay yeelan doonaan madaxda maamul goboleedyada dalka

September 30, 2017 Puntland Mirror 0

Kismaayo-(Puntland Mirror) Magaalada Kismaayo ayaa dhawaan lagu qaban doonaa shir ay yeelan doonaan madaxda maamul goboleedyada dalka, sida uu sheegay madaxweynaha Jubbaland. Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo maanta shir guddoominayay kulan aan caadi ahayn oo […]

Somalia

Xaggee marayaa khilaafka Galmudug?

September 30, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug ayaa weli waxaa ka taagan khilaaf xoogan oo u dhaxeeya masuuliyiinta sare ee maamulkaas. Dhex–dhexaadin ay wadeen xildhibaano katirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo kasoo jeeda deegaanada Galmudug […]

Somalia

Ugu yaraan 15 askari oo lagu dilay weerar ay Al-Shabaab ku qaaday saldhig ciidan oo ku dhow Muqdisho

September 29, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dagaalyahano Al-Shabaab ah ayaa dilay ugu yaraan 15 askari kadib markii ay weerar ku qaadeen saldhig milatari oo ay leeyihiin ciidanka Soomaaliya maanta oo Jimce ah, maleeshiyada Al-Shabaab iyo saraakiil dowladda Soomaaliya katirsan […]

English News

Al-Shabab attack Somali military base near Mogadishu, kill at least 15

September 29, 2017 Puntland Mirror 0

Al Shabaab fighters killed at least 15 soldiers in an attack on a military base near Somalia’s capital, Mogadishu, the militant group and Somali officials said on Friday. The militants used guns and car bombs […]

Somalia

Taliyaha Ciidanka Turkiga oo yimid Muqdisho

September 29, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Taliyaha Ciidanka Turkiga Janaraal Hulusi Akar ayaa maanta oo Jimce ah yimid Muqdisho, sida ay ku warantay warbaahinta dowladda ee Radio Muqdisho. Hulusi ayaa waxaa garoonka caalamiga ah ee Aadan Cade ku soo […]

English News

Turkish Amy Chief arrives in Mogadishu

September 29, 2017 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Turkish Amy Chief General Hulusi Akar has arrived in Mogadishu on Friday, state-run Radio Mogadishu reported. Hulusi was welcomed by his Somali counterpart Mohamed Ahmed Jimcale upon arrival at Mogadishu’s Adan Ade International […]

Somalia

Ugu yaraan todobo qof oo ku dhimatay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

September 28, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan todobo qof ayaa lagu dilay kadib markii qarax laga soo buuxshay gaari lagu qarxiyay boosteejada basaska oo kutaala Muqdisho maanta oo Khamiis ah sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah. Intooda […]

Puntland

Ciidanka Ammaanka Puntland oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka wada buuraha Galgala

September 28, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF ayaa howlgalo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka bilaabay buuraha Galgala, sida PSF ay ku sheegeen bayaan ay soo dhigeen barta Facebook. Bayaanka, PSF ayaa ku sheegtay in […]

English News

Puntland Security Forces conduct an operation against Al-Shabab in Galgala hills

September 28, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland Security Forces (PSF) has conducted an operation against Al-Shabab militants in Galgala hills, PSF said in a statement posted on Facebook. In the statement, PSF stated the operation took place in Eldibir area […]

Somalia

Caruur ka carartay gobolada koonfur galbeed si ay uga baxsadaan askaraynta Al-Shabaab

September 27, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa bilowday wax u muuqda olole xoog ku qorasho oo ay ka wado gudaha gobolada koonfur galbeed ee Bay iyo Bakool, sida ay sheegeeen masuuliyiin. Kooxda oo maamusha qaybo balaaran oo labadan […]

Posts navigation

1 2 … 10 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Diyaarinta Qorshaha Horumarinta 4-aad ee Puntland oo ka furmay Garoowe

    August 7, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Diyaarinta Qorshaha Horumarinta Puntland ee 4-aad 2020 -2024 ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay caasimada Garoowe. Masuuliyiin katirsan dowladda oo uu hoggaaminayo madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qaybgalay kulanka oo looga [...]
  • Soomaaliya oo mashruuc $112 milyan ah ka heshay Bankiga Adduunka oo waddooyin loogu dhisayo afar magaalo

    January 18, 2020 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa $112 milyan ka heshay Bankiga Adduunka si loogu dhiso waddooyin kuyaala qaar kamid ah magaalooyinka dalka. Wasiirka Maaliyada Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Bayle Ducaale ayaa sheegay in dhaqaale dhan $112 milyan [...]
  • Jubbaland oo martigelin doonta shir ay yeelan doonaan madaxda maamul goboleedyada dalka

    September 30, 2017 0
    Kismaayo-(Puntland Mirror) Magaalada Kismaayo ayaa dhawaan lagu qaban doonaa shir ay yeelan doonaan madaxda maamul goboleedyada dalka, sida uu sheegay madaxweynaha Jubbaland. Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo maanta shir guddoominayay kulan aan caadi ahayn oo [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions