Maleeshiyada ISIS oo sheegatay masuuliyada weerar lagu dilay labo askari oo Puntland ah oo ka dhacay Boosaaso
Garoowe-(Puntland Mirror) Maleeshiyada ISIS ayaa sheegatay masuuliyada dilka askar Puntland ah, sida lagu sheegay bayaan Jimcadii la soo mariyay wakaalada wararka ISIS ee Acmaaq. Weerarka ka dhanka ahaa askarta ayaa fiidnimadii Khamiista ka dhacay magaalada […]