• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 29, 2022 ] Devastating Drought to Push Somalia’s Inflation to Near Double Digits English News
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
Home2019September

Month: September 2019

Somalia

Maleeshiyada Al-Shabaab oo weerartay saldhiga Balidoogle

September 30, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa maanta oo Isniin ah weerar ku qaaday saldhiga Balidoogle oo kuyaala gobolka Shabeella Hoose, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan laamaha ammaanka. Gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa ayaa maleeshiyadu ay […]

Puntland

Wefdi ka socda dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya oo masuuliyiinta amniga Puntland kulan kula qaatay Garoowe

September 29, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wefdi ka socda dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa maanta oo Axad ah kulan la yeeshay wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan iyo saraakiil katirsan ciidamada, sida taliska ciidamada Puntland ay ku sheegeen […]

Somalia

Ku dhawaad 20 dagaalyahan oo uu ku jiro hoggaamiye sare oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay weerar ka dhacay Shabeellaha Hoose

September 29, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ku dhawaad 20 dagaalyahan iyo hoggaamiye sare oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay ku warantay warbaahinta dowladda. Weerarka oo ay qaadeen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya […]

Somalia

Dowladda federaalka Soomaaliya oo yaraysay xanibaada duulimaadyada ee ay saartay Kismaayo

September 28, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa yaraysay xanibaada duulimaadyada ay saartay magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland, sida ay sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo. Balse duulimaadyada u socda iyo kuwa ka imaanaya Kismaayo ayaa […]

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in ay aqbali doonaan go’aan walba oo ay Maxkamada ICJ ka gaarto muranka xadka badda ee kala dhaxeeya Kenya

September 27, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa balanqaaday in ay fulin doonto go’aan walba oo ay Maxkamada Caalamiga ah ka gaarto muranka xadka badda ee kala dhaxeeya Kenya, ayna aqbali doonto xuduuda ay samayso maxkamadu. “Sida sharciga caalamiga […]

English News

Somalia Pledges to Accept Court Ruling on Kenya Maritime Dispute

September 27, 2019 Puntland Mirror 0

Somalia committed to comply with any United Nations International Court of Justice ruling on its maritime border dispute with Kenya, and to accept the boundary that is delimited by the tribunal. “As a matter of […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in uu ka qeybgali doono caleemosaarka madaxweynaha Jubbaland

September 26, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in uu ka qeybgali doono caleemosaarka madaxweynaha Jubbaland. Wareysi ay la yeelatay laanta Af-Soomaaliga ee VOA, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu kamid yahay martida lagu casumay caleemosaarka. […]

Puntland

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shir ku saabsan maalgashiga uga qeybgali doona Turkiga

September 25, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wefdi uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan ayaa maanta oo Arbaco ah u safray dalka Turkiga. Weftiga ayaa waxaa kamid ah wasiiro, xildhibaano iyo ganacsato kuwaasoo halkaas uga qeybgali doona […]

Puntland

Wasiirka duulista iyo garoomada Puntland oo sheegay in dowladda Imaaraatka Carabta ay balaarin doonto garoonka diyaaradaha Boosaaso

September 24, 2019 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa balaarin doonta garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso, sida uu sheegay wasiirka duulista iyo garoomada Puntland Xuseen Cusmaan Lugtoor. Shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Boosaaso maanta oo Talaado […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay agaasimaha cusub ee haayada nabadsugida iyo sirdoonka

September 24, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa agaasime cusub u magacaabay haayada nabadsugida iyo sirdoonka Puntland. Mukhtaar Maxamed Xasan ayaa loo magacaabay agaasimaha cusub ee haayada nabadsugida iyo sirdoonka Puntland, sida lagu sheegay digreeto […]

Posts navigation

1 2 … 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Wasiirkii hore ee gaashaandhiga oo loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya

    May 1, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah Maxamed Mursal Cabdirixmaan u doortay guddoomiyaha baarlamaanka. Maxamed Mursal ayaa helay 147 cod, halka Ibraahim Isaaq Yarow oo la tartamayay uu helay 118 cod. [...]
  • Dowladda Hoose Garoowe oo kaashanaysa shirkada korontada NECSOM oo bilowday mashruuc layrar loogu xirayo waddooyinka

    December 9, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Hoose ee degmada Garoowe oo kaashanaysa shirkada korontada ee gaarka loo leeyahay ee NECSOM ayaa bilowday mashruuc layrar loogu xirayo waddooyinka magaalada. Masuuliyiinta maamulka dowladda hoose ayaa sheegay in mashruucaan layrar ku [...]
  • Shirka maamul goboleedyada Soomaaliya oo ka faurmay magaalada Baydhabo

    May 14, 2018 0
    Baydhabo-(Puntland Mirror) Shirka maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ka faurmay magaalada Baydhabo ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed. Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, Galmudug, Hir-shabelle iyo Koonfur Galbeed oo martigeliye [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions